Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka,Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Madaxweynaha… Sii akhri

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by News Office

Mudane Maxamed Mursal oo ku Guuleystay Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia oo maanta ka dhacday xarunta baarlaaanka DF ee Muqdisho ayaa waxaa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Bosaso dib ugu soo laabtay

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu laabtay mandiqada Puntland, ka dib markii uu maalmo safar ah… Sii akhri

Murashaxiin ka baxay doorashada & Wareega Saddexaad ee Doorashada oo billowday

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Laba musharrax oo ka mid ah musharraxiintii u soo gudbay wareegga labaad ee doorashada guddoonka cusub ee… Sii akhri

Wareegii Koowaad ee Doorashada Guddoonka Cusub ee Baarlamanka oo lasoo Gunaanaday

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa goor-dhaw lasoo gaba-gabeeyay doorashada guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Somalia, taasoo billaabatay saakay, waxaana musharraxiintii ku tartamayay… Sii akhri

TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda Socoto

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by Cowke

Aadan Madoobe oo ka tanaasulay u tartamida Gudoomiyaha Baarlamaanka

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by Cowke

Shiikh Aadan Maxamed Nuur Shiikh Aadan Madoobe oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya horayna u soo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka… Sii akhri

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka oo maanta dhacaysa iyo Amniga oo la Adkeeyay

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maanta oo Isniin ah Taariikhduna tahay 30-ka bisha Abriil, 2018-ka, Waxaa Muqdisho ka dhacaysa doorashada guddoomiyaha cusub… Sii akhri

Guutadii Gacan-libaax ee militariga Somaliland oo ku soo biirtay Daraawiishta Puntland.

Posted on April 29, 2018 by News Office

Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland,S/Guuto. Siciid Axmed Maxammed(Shoodhe), abbaanduulaha ciidanka Daraawiishta,Gen.Siciid Maxamed Salaad(Goroya-cawl),guddoomiyaha gobolka Nugaal,Korneyl. Cumar Cabdullaahi Maxammed(Fara-weyne)… Sii akhri

Puntland oo shacabkeeda ku amartay in aysan Xajka u raacin diyaarad aan dowladdu u fasixin.

Posted on April 29, 2018April 29, 2018 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland,Saalax Xabiib Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close