Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xulka Somalia ee 17-jirka ka yar oo Galabta looga adkaaday Cayaartii Fiinaal-ka ahayd

Muqdisho (PP) ─ Xulka Somalia ee da’adoodu ka yar tahay 17-jirka ayaa galabta looga badiyay cayaartii kama dambeysta ahayd ee… Sii akhri

Posted on April 29, 2018April 29, 2018 by PP-Muqdisho

DAAWO-TOOS: Cayaarta Final-ka ee Burundi ku dhex-maraysa Xulalka Somalia iyo Tanzania

Posted on April 29, 2018April 29, 2018 by PP-Muqdisho

Bujumbura (PP) ─ Halkan hoose ka daawo finalka cayaaraha bariga iyo bartamaha Afrika, taasoo magaalada Bujumbura ku dhex-maraysa Xulalka da’adoodu ka… Sii akhri

UNSOM oo si adag u cambaareysay qaraxii shalay ee Gaalkacyo.

Posted on April 29, 2018 by News Office

Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo ay… Sii akhri

Puntland oo soo bandhigtay natiijada imtixaankii loogu tartamayey shaqaalaha dawladda

Posted on April 29, 2018 by Jama Farah

Munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka dufcaddii labaad (Second wave) ee u tartamaysey imtixaankii ay soo dhejisey dawladda Puntland ee… Sii akhri

Musharaxiinta u Tartamaya Gudoomiyaha BFS oo Muqdisho kawada Ololihii ugu dambeeyay

Posted on April 29, 2018April 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ololayaashii u dambeeyay ee doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ka socda Muqdisho, kuwaasoo ay wadaan musharaxiinta u taagan… Sii akhri

Wufuud Bujumbura u Tagay ka Qayb-galka Cayaarta Finalka ee Soomaaliya iyo Tanzania

Posted on April 29, 2018April 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wafdi ka socda Dowladda Somalia ayaa gaaray xarunta dalka Burundi ee Bujumbura, si ay uga qayb-galaan daawashada… Sii akhri

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ku Geeriyooday

Posted on April 28, 2018April 28, 2018 by Cowke

Allaha u naxariistee Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Goordhow ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi Dheere… Sii akhri

R/W Khayre oo Hay’adaha Samafalka codsi u diray

Posted on April 28, 2018April 28, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta kulamo deg-deg ah la yeeshay Wasiiradda Wasaaradaha Arrimaha Bulshada,… Sii akhri

Garowe:-Culimadda Al Amru bil macruuf oo ku baaqday in laga qeybqaato barnaamijka Afuri walaalka Muslimka.

Posted on April 28, 2018 by Dhiirane

Culimadda Jimciyadda Al Amru bil macruuf wa nahyi cani munkar, Hay,adda wanaag farida iyo xumaan reebida ayaa maanta magaalada Garowe… Sii akhri

Guddiga dib u eegida Dastuurka oo war kasoo saaray hadallada ku aaddan Dastuurka Dalka

Posted on April 28, 2018April 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga la socodka dib u eegista iyo hir-gelinta Dastuurka ayaa lagu sheegay in Dastuurka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close