Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xukuumadda Somalia oo lacag ugu deeqday dadka ay sameeyeen Fatahaada Baladweyne

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Somalia, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay in Xukuumaddu FS ay Taakuleynta iyo Gurmadka… Sii akhri

Posted on May 2, 2018May 2, 2018 by PP-Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee dib u eegida Dastuurka Somalia oo dhawaan ka dhacaya Muqdisho

Posted on May 2, 2018May 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Somalia, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa-banaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta… Sii akhri

Kheyre oo shir gudoomin doono shir ka dhacaya Brussels

Posted on May 2, 2018May 2, 2018 by Cowke

Magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium-ka ayaa maanta waxaa ka furmaya shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya. Shirkaan oo ah mid… Sii akhri

Dowladda Puntland oo sheegtay in Imaaraadku Soomaalida u fududeeyay dal-ku-galka iyo degga’naanshaha

Posted on May 1, 2018May 2, 2018 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay, in dalka Imaaraadka Carabta uu bulshada Soomaaliyeed u fududeeyay arrimaha socdaalka,dal-ku-galka iyo degga’naanshaha waddankaas,sida ku cad… Sii akhri

Kulankii Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha oo Baaq Caawimaad deg deg ah laga soo saaray

Posted on May 1, 2018 by News Office

Guddiga Qaran ee gurmadka Fatahaadaha oo dhawaan uu magacaabay Ra’iisul wasararaha xukuumada federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa Maanta… Sii akhri

Ciidankii uu tababaray Imaaraadka oo lagu wareejinayo Mareykanka si ay u sii…

Posted on May 1, 2018May 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamadii ay tababartay Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in lagu wareejinayo Dowladda Mareykanka oo bixin doonta… Sii akhri

Mashruuca hoolalka shirarka Hay’adaha Dawladda Soomaaliya oo la daah-furay

Posted on May 1, 2018May 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa si rasmi ah u furay qolka shirarka… Sii akhri

Farriinta Madaxweyne Farmaajo ee ku aadan maalinta Shaqaalaha Adduunka

Posted on May 1, 2018May 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaan hambalyo halkan uga dirayaa dhammaan shaqaalaha adduunka, gaar ahaan xoogsatada Soomaaliyeed munaasabadda maalinta shaqaalaha adduunka ee… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo sheegay In Imaaraadka uu Kala hadlay Khilaafka kala dhaxeeya Dowladda Soomaaliya

Posted on April 30, 2018May 1, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay Magalada Boosaaso ee… Sii akhri

MADAXWEYNE FARMAAJO: Waxaan Beledweyne u imid in aan Dhibaatada idin la Qaybsanno

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Beledweyne ayaa sheegay in xaalad bini-aadamnimo oo aad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close