Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Somalia oo ka hadashay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda oo ku beegan Maanta

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka Somalia, waxay xuseysaa maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda, iyadoo si dhab ah u muujinaysa… Sii akhri

Posted on May 3, 2018 by PP-Muqdisho

Kooxda Liverpool oo u soo baxday Final-ka Koobka horyaallada Yurub

Posted on May 3, 2018May 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda kubadda cagta ee Liverpool oo ka dhisan dalka Britain ayaa iska xaadirisay cayaarta kama dambeysta ah… Sii akhri

Xulka Kubadda Cagta ee 17-jirrada Somalia oo Muqdisho loogu sameeyay Munaasabad

Posted on May 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Benaadir ayaa munaasab casho sharaf ah u sameeyey Xulka Qaran ee da’doodu ka yar tahay… Sii akhri

Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Puntland oo Garoowe shir uga furmay

Posted on May 3, 2018 by Jama Farah

Kulan ay magaalada Garoowe ku yeesheen dhammaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta… Sii akhri

Mid kamid ah shaqaalaha ICRC oo lagu afduubay Muqdisho

Posted on May 3, 2018May 3, 2018 by Liban Yusuf

Haweenay u shaqeynaysay hay’ada ICRC oo u dhalatay dalka Jarmalka ayaa xalay laga afduubay xarunta hay’ada ee magaalada Muqdisho. Haweynaydan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Brussels kula kulmay Guddiga ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub.

Posted on May 3, 2018 by News Office

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium kula kulmay Guddiga ammaanka iyo… Sii akhri

Taliska AMISOM oo sheegay inuu ku Adkaaday Dagaalka ay kula jiraan Ururka Al-shabaab

Posted on May 2, 2018May 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska AMISOM ayaa sheegay in ciidamadooda Smalia ku sugan ay ku daaleen dagaalka ay kula jireen muddada… Sii akhri

YARIISOW: Waxaan ka shaqeyn la’ahay Wasiiro iyo Siyaasiyiin ka tirsan Dowladda Somalia

Posted on May 2, 2018May 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Inj. C/raxmaan Cumar Cismaan [Yariisow] ayaa sheegay inuu ka shaqeyn la’… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo shaqadii ka eryay qaar ka mid ah madaxdii wasaaradda kalluumeysiga

Posted on May 2, 2018May 2, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Madaxweynaha Puntland ayaa shaqadii ka eryay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland, kadib wareegto… Sii akhri

Shir looga Hadlayo Amaanka Soomaaliya oo ka Billowday Maanta Magaalada Brussels

Posted on May 2, 2018May 2, 2018 by PP-Muqdisho

Brussels (PP) ─ Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close