Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Jubbaland oo Dhaliil adag u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe], ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay xilligan mashquul ku… Sii akhri

Posted on May 15, 2018May 15, 2018 by PP-Muqdisho

XAAF: Haddaan ka hadalno caqabadaha jira ma ahan inaan mucaarad ku nahay Dowladda

Posted on May 15, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geele Xaaf oo warbaahinta kula hadlay Baydhabo ayaa sheegay in haddii wax jira… Sii akhri

Puntland oo war ka soo saartay dagaalka Sool

Posted on May 15, 2018May 15, 2018 by Liban Yusuf

Puntland ayaa war ka soo saartay dagaal saaka ka qarxay deegaano ka tirsan Gobolka Sool oo u dhaxeeyay ciidmada Puntland… Sii akhri

YARIISOW: 15-ka May waa Maalintii Halganka iyo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed

Posted on May 15, 2018May 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo… Sii akhri

Dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland oo ka qarxay Gobolka Sool

Posted on May 15, 2018May 15, 2018 by Liban Yusuf

Dagaal culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ayaa saaka ka qarxay deegaano ka tirsan Gobolka Sool. Daryanka madaafiicda labada… Sii akhri

Laascaano:-Somaliland oo xabsi dhigtey barre jaamacad ahna suxufi madax banaan.

Posted on May 15, 2018 by Dhiirane

Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Aadan Jaamac Oogle oo loo yaqaano Aadan Xabeeb oo ka mid… Sii akhri

Dowladda Qatar oo taageero u balan-qaaday Soomaaliya, kadib kulankii Madaxda labada Dal

Posted on May 14, 2018May 14, 2018 by PP-Muqdisho

Doxa (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la… Sii akhri

Faahfaahin iska hor imaad saaka dhexmaray Puntland iyo Somaliland

Posted on May 14, 2018May 14, 2018 by Liban Yusuf

Hadal haynta ka jirta Aaga Tukoraq Gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan labo ciidan oo ka kala tirsan Puntland iyo… Sii akhri

Shirkii Golaha Iskaashiga Maamulada Dalka oo goor-dhaw ka furmay Baydhabo

Posted on May 14, 2018May 14, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur-galbeed ayaa waxaa goor-dhaw ka furmay shirkii labaad ee Madaxda maamullada dalka ee… Sii akhri

Ururka Africa Development Organization Oo 16 Neef ku wareejiyay Gudiga wadada Ceeldaahir-Ceergaabo

Posted on May 14, 2018May 14, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Ururka dhallinyarada ee Africa Development Organization oo xaruntiisu tahay magaalada Bosaaso ee gobalka Bari ayaa 16 neef oo deeq… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close