Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya: Diyaar ayaan u nahay in AMISOM aan kala Wwareegno Amniga Dalka

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay kala wareegto ciidamada AMISOM hawlaha ammaan ee Dalka… Sii akhri

Posted on May 14, 2018May 14, 2018 by PP-Muqdisho

Jaamacada Bariga Afrika oo $ 20,000 ku wareejisay Gudiga wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo

Posted on May 14, 2018May 14, 2018 by Cabdiqani Boos

[Bosaso-Puntland Post ] Jaamacada Bariga Afrika qeybteeda Boosaaso ayaa lacag dhan ($20,000) doolar ugu deeqay dhismaha wadad xiriirisa Ceeldaahir iyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo caawa lagu soo dhoweyay Dooxa

Posted on May 13, 2018May 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar,… Sii akhri

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Somaliland

Posted on May 13, 2018May 13, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee… Sii akhri

Madaxweynayaasha Puntland, Hir-Shabelle iyo Galmudug oo Maanta Gaaray Baydhabo

Posted on May 13, 2018May 13, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Madaxweynayaasha maamullada Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas, Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare… Sii akhri

Shirweyne looga hadlayo Dastuurka Dalka oo maanta ka Furmay Magaalada Muqdisho

Posted on May 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka ee taariikhiga ah oo ay ka qaybgalayaan… Sii akhri

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo Gaaray Magaalada Baydhabo

Posted on May 13, 2018May 13, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya,… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Agaasime guud u magaacabay wasaaradda kalluumeysiga

Posted on May 13, 2018May 13, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa Agaasime guud  u magacaabay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyrdaadka Badda Puntland. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku sii Jeeda Qadar

Posted on May 13, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafi uu hogaaminayo ayaa ku sii Jeeda Dalka Qadar. Wafdiga… Sii akhri

Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka oo ku Wajahan Magaalada Baydhabo

Posted on May 13, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxda Maamul Goboleedyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close