Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Hay’ado cusub ka faa’iideysan doona Mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland

Shir ballaaran oo looga arrinsanayey barnaamijka dib u qaabaynta iyo dib u casriyaynta Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland oo ay… Sii akhri

Posted on June 7, 2018 by Jama Farah

Duqa Muqdisho oo Dawladda Talyaaniga kala Wareegay Qalab Dab-damis oo casri ah

Posted on June 7, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil sare oo… Sii akhri

Culimo kula saftey Somaliland dagaalka Tukaraq iyo Eedeyn loo jeediyay Culimada Punland

Posted on June 7, 2018June 7, 2018 by Dhiirane

Qaar ka mid ah culimadda Somaliland oo kulan magaalada Hargeysa kula qaatey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ku garab istaagay… Sii akhri

RW Kheyre oo Gaaray Dalka Jabuuti

Posted on June 6, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xsan Cali Khyre iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay siduu Akro Qodobbadii kasoo baxay shirkii Amniga

Posted on June 6, 2018June 6, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa ka hadlay Qodobadii kasoo baxay shirkii golaha Amniga… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee DF oo ka Digtay Dilalka loo Geysanayo Shacabka

Posted on June 6, 2018June 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay isku dhacyada dhex-mara Ciidanka Dowladda Somalia, kaasoo… Sii akhri

Foolkano ka qarxay Guatemala oo waxyeelleeyay in ka badan 1.7 malyan oo ruux

Posted on June 6, 2018June 6, 2018 by News Office

Mas’uuliyiinta dalka Guatemala ayaa sheegay in ugu yaraan 70 ruux ku dhimatay,in ka badan 190 kalena lagu la’yahay foolkaano weyn… Sii akhri

Itoobiya oo qaadatay go’aan taariikhiya oo ay Ereteriya ugu daysay dhulkii ay isku hayeen

Posted on June 6, 2018 by Farah

Dawlada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay ogolaatay heshiiskii nabada ee gudiga xuduudaha caalamiga ay soo jeediyeen ayna ka bixi doonaan… Sii akhri

AKHRISO:-Shirkii Baydhabo oo la soo gabagabeeyay, war-murtiyeedna laga soo saaray

Posted on June 6, 2018June 6, 2018 by Cowke

Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada,… Sii akhri

Al-Shabaab oo La Wareegay Degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo

Posted on June 6, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxda Al-Shabaab ay halkaasi la wareegtay.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close