Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Nabadoon iyo Ganacsade Caan ah oo lagu Dilay Muqdisho

Koox Bastoolado ku hubeeysanaa Ayaa Degmada Wada Jir ee Muqdisho waxa ay ku dileen Nabadoon Caan ahaa sidoo kalena kamid… Sii akhri

Posted on June 6, 2018 by Cowke

Xildhibaanno Hir-shabeelle ka tirsan oo lagu dilay weerar gaadmo ah

Posted on June 5, 2018June 5, 2018 by PP-Muqdisho

Balcad (PP) ─ Ugu yaraan sagaal qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen xildhibaanno barlamaanka Hir-shabelle ka tirsanaa ayaa… Sii akhri

Dowlada Itoobiya oo go’aansatay inay qaado xaaladdii deg-dega ahayd ee saarnayd dalkaas

Posted on June 5, 2018June 5, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Baarlamanka Itoobiya, ayaa maanta Ansixiyay go’aan ay dowladda dalkaas ku qaadday Xaaladdii deg-degga ahayd ee saarneyd… Sii akhri

DF oo sheegtay in ka hor-taga musiibooyinka ay muhiimad weyn u leedahay Bulshada

Posted on June 5, 2018June 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ka qeyb galay munaasabad ay xilka kula… Sii akhri

Al-shabaab oo Xalay Weerartay Baardheere iyo mid ka mid ah Xoogaggooda oo la Qabtay

Posted on June 5, 2018June 5, 2018 by PP-Muqdisho

Baardheere (PP) ─ Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyadoo ciidamada dowladda ay… Sii akhri

ICG oo dhinacyada Soomaalida uga digtay in ay ku milmaan muranka Khaliijka.

Posted on June 5, 2018June 5, 2018 by News Office

Ururka xasaradaha adduunka ee (ICG) ayaa dhinacyada Soomaalida uga digay  in ay ku milmaan  muranka adag  ee u dhexeeya dalalka … Sii akhri

In ka badan 80 xubnood oo Al-shabaab looga dilay gobolka Bari.

Posted on June 5, 2018June 5, 2018 by News Office

Militariga Maraykanka ayaa sheegay in ay duqeyn ku dileen in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ee… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Badda Puntland: ‘’Waxaanu jab u geysanay shabaabkii nasoo weeraray”

Posted on June 4, 2018June 4, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Taliyaha ciidamada Badda Puntland Cabdirisaq Diiriye Faarax oo shir,Jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ee Xarunta Goblka Bari, ayaa… Sii akhri

Xubnaha gobolada SSC ku matala Federaalka oo war ka soo saaray Colaadda Sool

Posted on June 4, 2018June 4, 2018 by News Office

Mas’uuliyiinta Golayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya ugu jira gobolada Sool,Sanaag,iyo Cayn ayaa cod midaysan ku sheegay in ay si buuxda u… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo $1-Malyan ugu deeqday deegaanada Somaliland

Posted on June 4, 2018June 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dowlada Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha Guddiga qaran ee Gurmadaka Fatahaadaha, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close