Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo $1-Malyan ugu deeqday deegaanada Somaliland

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dowlada Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha Guddiga qaran ee Gurmadaka Fatahaadaha, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa… Sii akhri

Posted on June 4, 2018June 4, 2018 by PP-Muqdisho

Puntland oo Somaliland kala hadashay dhalinyaro reer Somaliland ah oo loo diiday Hargeysa

Posted on June 4, 2018June 4, 2018 by Liban Yusuf

Puntland ayaa ka hadashay dhalinyaro reer Somaliland ah oo maalin ka hor laga soo dejiyay garoonka diyaarada magaalada Garowe, kadib… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Furay Shirka Amniga Qaranka ee lagu Qabanayo Baydhabo

Posted on June 4, 2018June 4, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhaw Baydhabo ka furay shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ka… Sii akhri

Madaxweynaha Dalka Suuriya oo lagu wado inuu dhawaan booqdo Waqooyiga Kuuriya

Posted on June 4, 2018June 4, 2018 by PP-Muqdisho

Dimishiiq (PP) ─ Madaxweynaha Dalka Suuriya, Bashaar Al-Asad ayaa la qorsheynayaa inuu booqasho rasmi ah ku tago Dalka Waqooyiga Kuuriya,… Sii akhri

Puntland oo soo bandhigtay 41 meyd oo ka mid ah Alshabab-ta buuraha Galgala.

Posted on June 3, 2018June 3, 2018 by Dhiirane

Warbixin kasoo baxdey taliska Bosaso Ciidamada Amaanka Puntland (PSF) ayaa lagu soo bandhigay muuqaalka iyo sawirada meydadka 41 nin oo… Sii akhri

JENERAAL GOROD: Ciidamada Xasilintu waa in si Wanaagsan ay ula dhaqmaan Ciidanka kale

Posted on June 3, 2018June 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyaha ciidamada xoogga dalka, ayaa uga digay ciidanka xasilinta Muqdisho inay si aan wanaagsanayn ula dhaqmaan ciidamada… Sii akhri

Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare ee Somalia oo si Rasmi ah ula Wareegay Xilka

Posted on June 3, 2018June 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Munsaabad ka dhacday Muqdisho, ayaa waxaa xilka kula wareegay guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee Dalka, Avv.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi la socda oo gaaray Baydhabo

Posted on June 3, 2018June 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhaw gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, halkasoo si… Sii akhri

Itoobiya oo sheegtay inay dhisanayso ciidamo badda ah, iyadoo aan lahayn wax bad ah

Posted on June 3, 2018June 3, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Dowladda itoobiya oo aan lahayn Bad ayaa qorsheynaysa inay dhisato ciidanka Badda, kaddib markii ay dhameystirtay… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo u ambabaxay Magaalada Baydhabo

Posted on June 3, 2018 by Farah

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa u ambabaxay magaalada Baydhabo oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close