Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Akhriso:- Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland?

Shirkii golaha wasiirada Puntland ee Khamiista oo uuu shir guddooominayay Madaxweyne Gaas ayaa looga hadlay arimaha amniga, dhibaatada tahriibka iyo… Sii akhri

Posted on June 14, 2018June 14, 2018 by Liban Yusuf

Wararkii ugu dambeeyey xiisada dagaal ee gobalka Sool

Posted on June 14, 2018June 14, 2018 by Farah

Siyaasi Xassan Geerash oo kamida Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobalka Sool oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalkaas ayaa sheegay… Sii akhri

Hogaamiyaha Al-shabaab Abuu Cubeyda oo laga helay cudurka Kansarka

Posted on June 14, 2018June 14, 2018 by Cowke

Warbixin uu daabacay  Wargeyska The Star ayaa lagu sheegay in ay liidato Xaalada Caafimaad ee hogaamiyaha guud ee Al-shabaab Abu… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dharkii Ciida ugu deeqay Ciidamada Naafada Xooga Dalka

Posted on June 13, 2018June 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Dharka Ciida ugu deeqay Ciidamada Naafada xooga Dalka Soomaaliya. Ciidamadaan oo… Sii akhri

Dhacdada ugu wayn kubbada cagta adduunka oo bari furmaysa

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by Liban Yusuf

Bari oo Khamiis ah indhaha mucaashaqiinta kubadda cagta adduunka ayaa u sii jeensan doona magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka… Sii akhri

Duqii Hore ee Muqdisho oo ka hadlay xaalada adag ee ay xilligan ku sugan tahay Muqdisho

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqii hore ee Muqdisho, Taabit Cabdi Maxamed ayaa si adag uga… Sii akhri

Qarjab: Puntland maxay Somaliland kala hadlaysaa!

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by News Office

Wasiirka warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta,Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland,Cabdi Xirsi Cali(Qarjab) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Garoowe uga hadlay,saddex arrimood… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo xilalkii ka qaaday agaasimayaashii hay’adaha PIA iyo PSS

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by News Office

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa xilka looga qaaday agaasimayaashii hay’adaha PSS IYO PIA ee… Sii akhri

Puntland amartay in degaannadeeda laga xannibo SNLTV

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by News Office

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa lagu amray shirkadda DSAT in ay sida ugu dhakhsaha badan Sanduuqa kannaallada… Sii akhri

Culumada Soomaaliyeed oo laga dalbaday in ay ifiyaan afkaaraha guracan ee Al-shabaab

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close