Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka dhawaajiyay hadal uu ku difaacayo ciidamada Xasilinta

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyayaasha Booliska iyo Asluubta, ayaa… Sii akhri

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by PP-Muqdisho

Dab ka kacay caawa xarunta Agoomaha ee magaalada Garoowe.

Posted on June 12, 2018 by Dhiirane

Waxaa lagu guulaystay in la damiyo dab ka kacay abaaro salaadii maqrib caawa xarunta Agoomaha ee ku taala magaalada Garoowe… Sii akhri

CC WARSAME oo Sharaxay Sababta ku Kaliftay in uu mucaarado Dowladda Dhexe ee Somalia

Posted on June 12, 2018June 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ C/raxmaan C/shakuur Warsame, oo ka tirsan madaxda Xisbiga mucaaradka ah ee WADAJIR oo ka mid ahaa tro… Sii akhri

Xisbiyadii shahaadooyinka la siiyay oo loo goodiyay

Posted on June 12, 2018June 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo dhawaan la diiwaan-geliyay, shahaadooyinkii ay ku shaqeyn lahaayeenna la siiyay 15 Xisbi Siyaasadeed, ayaa waxaa loogu… Sii akhri

Madaxweyne Framaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Belgium

Posted on June 12, 2018June 12, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Dowladda Belgium usoo magacowday Soomaaliya Nicolas… Sii akhri

Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha Puntland oo soo bandhigtay Siyaasado loo diyaariyey shaqaalaha dawladda

Posted on June 12, 2018June 12, 2018 by Jama Farah

Wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland oo kaashanaysa Baanka adduunka ayaa qabatay shir lagu soo gunaanadayo siyaasado gaaraya… Sii akhri

Trump iyo Kim Jong-Un oo Kulan Yeeshay.

Posted on June 12, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa ku kulmay dalka Singapore, kaddibna is-gacan qaaday. Kulankan ayaa noqonaya kii… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaarada Caafimaadka oo iska-kaashanaya Xoojinta…

Posted on June 12, 2018June 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta

Posted on June 11, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer howleed ku tegay wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta si… Sii akhri

Ganacsato u dhashay Somaliland oo saxaafadda kula hadlay Garoowe

Posted on June 11, 2018June 11, 2018 by Dhiirane

Ganacsato u dhashay deegaanada Somaliland oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe Caasimadda Dowladda Puntland ayaa ka jawaabay hadal todobaadkii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close