Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Degmo ka tirsan Gobolka Sanaag oo maanta looga ciiday si ka duwan Soomaaliya

Colladda ka dhex jirta awgeed labo beelood oo walaalo ah waxaa maanta labo goobood oo kala duwan ay ku tukadeen… Sii akhri

Posted on June 15, 2018 by Dhiirane

Muqdisho:- Madaxweyne Farmaajo oo maanta la ciiday bukaano jiifa Isbitaallo

Posted on June 15, 2018 by Dhiirane

Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maanta kormeeray Isbitaallo ku yaala Muqdisho gaar ahaan Madiina iyo Rajab Dayib… Sii akhri

Madaxda Puntland oo salaadii ciida la tukaday shacabka Garowe

Posted on June 15, 2018June 15, 2018 by Liban Yusuf

Madaxda ugu sareysa Puntland ayaa maanta qobolaal shacabka magaalada Garowe ah kala qeyb galay tukashada salaadii ciidul fidriga. Salaada Ciida… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo ku dhawaaqay in Bari ay tahay Ciid

Posted on June 14, 2018June 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa shaaciyey in maalinimada berrito ay tahay ciid, hambalyona u diray ummada Muslim… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyada Ciida u diray Bulshada Soomaaliyeed

Posted on June 14, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Bilashada Ciida oo Bari ku… Sii akhri

Galmudug oo ku dhawaaqday in ay Bari tahay Ciid

Posted on June 14, 2018June 14, 2018 by Cowke

Maamulka Gal-Mudug ayaa ku dhawaaqday in bari ay tahay maalinta 1-aad ee ciidul Fidriga. Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Sheekh Maxamed Shaakir… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul-Fidriga

Posted on June 14, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Munaasabadda Ciidul-Firdiga ugu Hambalyeeyay dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed… Sii akhri

Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya oo ku Dhawaaqday in ay tahay Bari Ciid

Posted on June 14, 2018 by Cowke

Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay bari tahay maalinta ciida. Sheekh Kheyroow Aadan  oo… Sii akhri

Inta badan Wadamada Islaamka oo ku dhawaaqay in ay tahay bari Ciid

Posted on June 14, 2018June 14, 2018 by Cowke

Wadamada Saudi Arabia, Algeria, Libya, Egypt, Kuwait, Qatar iyo Indonesia ayaa ku dhawaaqay in ay bari tahay maalinta ciidul Fidriga Sidaasi waxaa… Sii akhri

Rabshado ka dhacay Laascaanood iyo Puntland oo ka hadashay

Posted on June 14, 2018June 14, 2018 by Liban Yusuf

Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ka dhacay rabshado sababay in dad shacab ah ku dhaawacmaan. Inta la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close