Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’isilwasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo u Amba baxay Nowray

Ra’isilwasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka amba baxay garoonka Magaalada Muqdisho. RW… Sii akhri

Posted on June 17, 2018 by Cowke

Madaxweyne Xaaf oo Ku Dhawaaqaya Goordhow Golihiisa Wasiirada

Posted on June 17, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goordhow ku dhawaaqaya Golihiisa Wasiirada. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee… Sii akhri

Wadooyinkii Xirnaa ee Muqdisho oo dib maanta loo furay

Posted on June 17, 2018 by Cowke

Xili Dhowr cisho ay xirnaayeen wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ayaa maanta wadooyinkaasi dib loo furay. isku socodka gaadiidka… Sii akhri

Muwaadiin Soomaaliyeed oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika

Posted on June 17, 2018 by Cowke

Wararka ka imaanaya Magaaladda Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa ku waramaya in Xalay Magaaladaas dil iyo dhaawac loogu… Sii akhri

25 Qof oo lagu dilay qarax ka dhacay Afganistaan

Posted on June 17, 2018June 17, 2018 by Cowke

Ugu yaraan 25 qof ayaa lagu dilay bariga Afghanistan kadib markii qarax ismiidaamin ah lagu qaaday meel ay ciidamada dowladda… Sii akhri

Xildhibaanad Canab “Shacabka Laasacaanood Waxaa Lagu Hayaa Mid La Mid Ah Gumeysiga Falastiin”

Posted on June 16, 2018 by Cowke

Xildhibaanad  Canab Xasan Cilmi oo ah Xildhibaanad katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Kana soo jeedo Gobolka Sool ayaa ka hadashay xaaladaha ka… Sii akhri

AKHRISO: Qodobbada Heshiiskii ay Muqdisho ku kala Saxiideen Farmaajo iyo Abiy Ahmed Ali

Posted on June 16, 2018June 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladaha Somalia iyo Itoobiya ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ka kooban 16-qodob oo ay ku… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy oo Muqdisho ku kala saxiiday Heshiis

Posted on June 16, 2018June 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed oo maanta booqasho rasmi ah ku… Sii akhri

Ra’isilwasaaraha Dalka Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho

Posted on June 16, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Amed iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa Goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.… Sii akhri

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo eedeyn u jeediyay beesha caalamka.

Posted on June 15, 2018June 15, 2018 by Dhiirane

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Cabdulaahi Camay ayaa weerar afka ku qaaday dadka loogu yeero wakiiladda beesha caalamka, kuwaas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close