Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Warbixin:- Maxaa ka soo baxay shirarkii maanta lagu qabtay Garoowe?

Laba shir oo isku xigay ayaa galabta iyo caawo ku soo xirmay xarunta wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland ee magaalada Garoowe.… Sii akhri

Posted on August 2, 2018August 3, 2018 by News Office

Mideynta Hawl-gallada lagu sugayo Amniga Magaalada Muqdisho oo lasoo Dhaweeyay

Posted on August 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka todobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo bandhigay qorshe howleedka Gobolka ee uu kaga… Sii akhri

Dowladda Hoose ee Xamar oo Ganacsatada Gowraca Xoolaha kala Hadashay Arrimo la…

Posted on August 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan looga tashanayay sidii xal-waara… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo soo xirmay

Posted on August 2, 2018August 2, 2018 by News Office

Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaa ayaa hadda ku soo xirmay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee magaalada Garowe. Wasiirka Warfaafinta… Sii akhri

“Somaliland ayaa fulisay qaraxii xalay ka dhacay Buuhoodle” Daawo Indho-sheel

Posted on August 2, 2018August 2, 2018 by Dhiirane

Waxaa xalay magaalada Buuhoodle lagu dilay qarax ismiidaamin ah masuuliyiin uu ka mid yahay Aqoonyahan Cabdifataax Maxamed Cali oo 29… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee DF oo Xukuno ku riday Eedeysanayaal la Horkeenay

Posted on August 2, 2018August 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somalia ayaa maanta ku xukuntay xabsi min 15-sano ah laba ruux oo… Sii akhri

Wasiirada iyo xildhibaanada kasoo jeeda Puntland ee DFS oo shir gaara laleh xukuumada madaxweyne Gaas

Posted on August 2, 2018August 2, 2018 by Farah

Wasiirada iyo xildhibaanada kasoo jeedda Puntland ee Dawlada Federaalka intooda ku sugan magaalada Garowe ayaa shir albaaabadu u xiran yihiin… Sii akhri

Shirarka Golaha wasiirada Federaalka iyo Puntland oo ka dhacaaya Garowe

Posted on August 2, 2018August 2, 2018 by Farah

Waxaa magaalada Garowe ee caasimada Dawlada Puntland goor dhow ka furmi doona shir labba geesooda oo ay yeelan doonaan gollaha… Sii akhri

Khilaaf siyaasadeed oo ka dhashay booqashadii Khayre ee Puntland

Posted on August 1, 2018August 2, 2018 by Liban Yusuf

Booqashadii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdigii uu hogaaminayay ku yimaadeen Puntland ayaa waxaa ka dhashay khilaaf siyaasadeed… Sii akhri

Qarax ka dhacay Buuhoodle

Posted on August 1, 2018August 2, 2018 by News Office

Wararka haatan ka imaanaya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax gaari oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close