Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Bililiqo baahsan oo ka soconaysa magaalada Jig-jiga, xageese ku dambeeyey Cabdi Maxamuud Cumar?

Xaalka magaalada Jig-jiga ee xarunta Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa u muuqda mid faraha ka baxay kadib markii ay magaaladaas… Sii akhri

Posted on August 4, 2018August 4, 2018 by Farah

Taariikhdooda baro inta aadan la midoobin, taxanaha Itoobiya seddex kun oo sano – Qaybtii 3aad

Posted on August 4, 2018 by Liban Yusuf

HOOS U DHICII LABADA DAWLADOOD Dawladdii Adal Dawladdii Adal ee mar hanatay dhulkii xabashida badankiisii, ayaa ku soo ururtay magaalada… Sii akhri

Xiisad ka taagan xarunta Wasaarada Arimaha Dibada ee Muqdisho

Posted on August 4, 2018August 4, 2018 by Cowke

Xiisadaan ayaa timid kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Soomaaliya ay isku dayeen in ay xiraan Wasiir ku xigeenka… Sii akhri

Ciidamada Itoobiya oo la wareegay Jigjiga

Posted on August 4, 2018August 4, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida ah ee Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi… Sii akhri

Mayorka ku-meel gaarka ee Garowe oo isaga haray tartanka doorashada duqa caasimada

Posted on August 4, 2018August 4, 2018 by Farah

Sida ay warbaahinta PUNTLAND POST ay u xaqiijiyeen illo lagu kalsoonaan karo waxaa gabi ahaanba doorashada la filaayo inay dhawaan… Sii akhri

Madaxweyne Waare oo Ka Hadlay khilaafka Soomaaliya iyo jabuuti

Posted on August 4, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka haatan u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti. Waare… Sii akhri

Mareykanka oo sheegay inay duqeyn culus ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab

Posted on August 3, 2018August 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Millateriga Mareykanka ayaa sheegay in afar xubnood oo ka tirsan ururka Al-shabaab ay maanta ku dileen duqeyn… Sii akhri

Waa imisa qoondada Soomaalida Itoobiya ku yeelanayso shidaalka deegaankooda?

Posted on August 3, 2018August 3, 2018 by Liban Yusuf

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qoondada Soomaalida Itoobiya ku yeelanayso shidaalka laga soo saaray… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay inuu Raalli-gelin ka bixiyo Hadal Caro Dhaliyay

Posted on August 3, 2018August 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xisbiyada kala ah; DALJIR, WADAJIR, HORUSOCOD iyo KULAN, ayaa Warsaxaafadeed  ay soo saareen waxay madaxweynaha DF, Maxamed… Sii akhri

Ururka Al-shabaab oo Madaafiic khasaare dhalisay ku Weeraray Degmada Balcad

Posted on August 3, 2018August 3, 2018 by PP-Muqdisho

Balcad (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa xalay madaafiic hoobiyeyaal ah ku weeraray degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexa, waxaana ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close