Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xasan Shiikh oo sheegay in uu Mudisho u yimi xog ogaalnimo

Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee… Sii akhri

Posted on August 30, 2018August 30, 2018 by Liban Yusuf

Ballan-qaadkii duqa cusub ee Garowe iyo waxa uu yahay

Posted on August 29, 2018August 29, 2018 by Liban Yusuf

Maanta oo ay taariikhdu tahay 29 August 2018 waxaa duqa caasimada Puntland ee Garowe loo doortay Axmed Siciid Muuse  oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u Amba baxay Dalka Shiinaha

Posted on August 29, 2018August 29, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga… Sii akhri

Sidee u dhacday doorashadii duqa Garoowe?

Posted on August 29, 2018 by News Office

Golaha cusub ee degaanka degmada Garoowe oo shalay la dhaariyay ayaa maanta doortay duqa caasimadda iyo ku xigeenkiisa. Doorashada duqa… Sii akhri

Ciidamo La Wareegay Amaanka Magalada Marka

Posted on August 29, 2018 by Cabdiqani Boos

Marka[Puntland Post]-Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxa Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose la geeyey Ciidamo yar oo ka… Sii akhri

Cabdi Maxamuud Cumar oo maanta Maxkamad la soo taagay

Posted on August 29, 2018 by Cabdiqani Boos

Maxkamadda Sare ee dalka Itoobiya ayaa waxaa la horkeenay Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida iyo afar… Sii akhri

Axmed Barre oo ku guuleystay duqa Garowe

Posted on August 29, 2018August 29, 2018 by Liban Yusuf

Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa ku guuleystay doorashadii duqa caasimada Garowe. Axmed Barre ayaa helay 18 cod, waxaana la… Sii akhri

Yaa ku guuleysan doona duqa Garowe?

Posted on August 29, 2018August 29, 2018 by Liban Yusuf

Maanta oo Arbaco ah waxaa xarunta PDRC ee Garowe ka dhaceysa doorashada duqa caasimadda Garowe iyo ku xigeenkiisa, sida la… Sii akhri

Wasaaradda Qorshaynta Puntland kulamo muhim ah la qaadatay dhiggeeda Kenya

Posted on August 28, 2018 by Jama Farah

Shaqaalaha waaxda kormeerka iyo qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland oo safar shaqo oo aqoon kororsi… Sii akhri

Ciidamada AMISOM oo ka Guuray Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium

Posted on August 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta isaga guuray garoonka kubadda cagta ee Stadium Muqdisho oo muddo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close