Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Nabaddoon si kulul u eedeeyay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland

Nabaddoon Maxamed Xassan Ismaaciil oo kamid ah nabadoonnada gobolka Nugaal ayaa si adag u dhaliilay,wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Puntland oo… Sii akhri

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by News Office

Khilaafka Galmudug oo la sheegay in si buuxda loo xallinayo

Posted on September 1, 2018 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka maamulk goboleedka Galmudug,Maxamed Xaashi Cabdi(Carrabeey) ayaa sheegay in si kama dambays ah loo xallinayo khilaafka ragaadiyay maamulka… Sii akhri

Hawlgallo culus oo Afgooye ka socda

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by News Office

Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa in ay saaka hawlgallo culus ka samaynayaan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.… Sii akhri

Muxuu yahay guddiga ay wadaagan Soomaaliya iyo Itoobiya?

Posted on August 31, 2018August 31, 2018 by News Office

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yagleelay markii ugu horreysay taariikhda Guddi wadaag ah oo iskaashi ah si loogu saldhigo xiriir iskaashi… Sii akhri

Farmaajo oo la kulmay Xi Jinping

Posted on August 31, 2018August 31, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani… Sii akhri

Al-Shabaab oo weerartay Afgooye

Posted on August 31, 2018August 31, 2018 by Cowke

Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Muqdisho dhanka koofur kaga jirta 30-KM. Dadka… Sii akhri

Kheyre iyo Xasan Sheekh oo kulmay

Posted on August 31, 2018August 31, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay hooygiisa ku booqday Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Xasan Sheekh… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Sharaxay Qorshaha DF ee Dayactirka Muqdisho Stadium

Posted on August 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre, ayaa ballan qaaday in garoonka ciyaaraha Muqdisho lagu dhisayo barnaamijka Is-xilqaan… Sii akhri

Madaafiic lagu duqeeyay Muqdisho iyo Askari toogasho ku dlay Wiil watay Mooto Bajaaj

Posted on August 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan shan qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa ku dhaawacmay saddex madfac oo… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiiradda Puntland?

Posted on August 30, 2018 by Liban Yusuf

Shirkii khamiis laha golaha Wasiiradda Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Gaas ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah. War-murtiyeed ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close