Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiye ku xigeenka Shabeellaha Hoose oo ka badbaaday qarax lala eegtay

Faahfaahin kale ayaa ka soo baxaysa qarax gaari lagu xiray oo shalay galab ka dhacay degmada Dharkaynleey ee gobolka Banaadir.… Sii akhri

Posted on September 2, 2018 by News Office

Golaha Baarlamaanka DDS oo maanta u balansan ansixinta golaha Wasiiradda cusub,

Posted on September 2, 2018 by Cabdiqani Boos

Jigjiga-[Puntland Post]-Mudanayaasha golaha baarlamaanka ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta meelmarinaya xubnaha golaha fulinta oo uu xalay soo magacaabay… Sii akhri

DEG DEG:Rasaas Culus Oo Laga Maqlayo Degmada Huriwaa

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by Cowke

Rasaas Culus ayaa goordhaweyd laga Maqlay agagaarka Saldhig Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Degmada Huriwaa ee Gobalka Banaadir. Maleeshiyaad Hubeysan… Sii akhri

Afar Sano ka Dib Dilkii Godane Maxaa Iska Badalay Awooda Al-shabaab

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by Cowke

Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa muujisay inay  wali ku xoogan tahay dalka Mar ka la… Sii akhri

Ciidamada Soomaaliya oo loo diiwaan-gelinayo nidaam casri ah

Posted on September 1, 2018 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Janaraal Dhega-badan oo ay ka… Sii akhri

War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Posted on September 1, 2018 by Cowke

Inta la xaqiijiyay labo askari oo ka tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa dhaawacantay, kadib qarax gaari lagu dhajiyay oo goordhow… Sii akhri

Gen Cabdalla Cabadalla Oo Ciidamadda NISA Laga Saaray

Posted on September 1, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post]Warka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in Gen,Cabdalla Cabdalla Maxamed oo… Sii akhri

Ciidamada Booliska Soomaaliya Oo Soo Bandhigay Rag Carruur Afduubtay

Posted on September 1, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post]-Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gacanta waxa ay ku dhigeen laba nin oo afduubtay ilmo yar oo Afar jir ah,… Sii akhri

Markaykan oo joojiyey caawimaadii Hay’adda Qaramada Midoobey ee qaxootiga Falastiin

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by Farah

Masuuliyiinta Falastiin ayaa si adag u cambaareeyey go’aanka uu Maraykanku ku joojiyey caawimaadii uu siin jirey Hay’adda qaramada Midoobey ee… Sii akhri

Fanaanka siyaasiga ee reer Uganda Bobi wine oo caafimaad u aadey Dalka dibadiisa

Posted on September 1, 2018 by Farah

Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujiyey fanaanka noqday siyaasiga saamaynta badan Bobi wine oo ka baxaaya garoonka diyaaradaha ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close