Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Duqa Magaalada Muqdisho oo kulan gaar ah la yeeshay Duqa Caasimadda Switzerland

Bern (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa booqday Xarunta Dowladda Hoose ee… Sii akhri

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by PP-Muqdisho

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo warqad digniin ah udiray Mayorka Garowe

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by Farah

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdisalaan Xirsi Gujir ayaa maanta soo saaray warqad ugub ku ah Puntland taas oo uu digniin ugu… Sii akhri

Qarax Labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on December 22, 2018 by Cowke

Waxaa markale qarax uu goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay meel aan sidaasi uga… Sii akhri

Deg Deg: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by Cowke

Goordhow magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa ka dhacay qarax aad u culus. Jugta qaraxa ayaa si aad ah looga… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Mudug

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Mudug,Xassan Maxamed Khaliif(Abgaalow). Dikreeto Sabtida saaka ah… Sii akhri

Gu’jir: Amniga iyo wadajirka hala ilaaliyo

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi(Gu’jir) oo saaka la hadlay warbaahinta Puntland Post, ayaa bulshada gobolka Nugaal ugu baaqay, in si… Sii akhri

Cagjar iyo Muuse Biixi oo kulmay

Posted on December 21, 2018December 21, 2018 by Cowke

Waxaa markii ugu horeeysay maanta magaalada Togwajaale kulan ku yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida… Sii akhri

Xildhibaannadii soo Abaabulay Mooshinkii Farmaajo oo bixiyay sharaxaad dheeraad ah

Posted on December 21, 2018December 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanno ka mid ah kuwii dhawaan Mooshinka ka keenay Madaxweynaha DF Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ee shalay… Sii akhri

Aqalka Wakiillada Mareykanka oo eedeymo kulul u jeediyay Madaxweyne Donald Trump

Posted on December 21, 2018 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Aqalka Wakiillada Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga uu ansixiyo, ayaa meel-mariyay miisaaniyad KMG ah oo madaxweyne Trump siinaysa… Sii akhri

Al-shabaab oo ku dhawaaqday dagaal ay la galayso Daacish-ta ka hawl-gasha Somalia

Posted on December 21, 2018December 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa ku dhawaaqday dagaal cusub oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ku sugan Buuraha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close