Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaa ka soo kordhay khilaafkii Gu’jir iyo Axmed Barre?

Ku simaha ahna, wasiir ku xigeenka wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Puntland,Cabdullaahi Xaashi Qoob-deero ayaa maanta kulan albaabadu u xidhanyihiin… Sii akhri

Posted on December 23, 2018December 23, 2018 by News Office

Maraykanka oo sheegay in uu markan la dhaqmayo dowladda Federaalka

Posted on December 23, 2018December 23, 2018 by Liban Yusuf

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in markan ay la dhaqmayso dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay magaalada Muqisho. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha… Sii akhri

Issimada Puntland oo damaanad u sameeyay musharaxiinta

Posted on December 22, 2018December 23, 2018 by Liban Yusuf

Issimada Puntland, Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka, saraakiisha amniga doorashada iyo inta badan musharaxiinta ayaa kulan ku yeeshay magaalada… Sii akhri

Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia oo si adag uga Hadlay Qaraxyadii Muqdisho

Posted on December 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay Weerarradii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho,… Sii akhri

TUULAX: Toddoba ka mid ah Askartii Ilaalada ii ahayd ayaa ku dhintay Qaraxyadii Maanta

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir, Maxamed C/llaahi Tuulax ayaa ka hadlay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Posted on December 22, 2018 by Cowke

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay shacabkii iyo askartii ku geeriyooday qaraxyadii bahalnimada… Sii akhri

Wasiir Oomaar oo beeniyay in musuqmaasuq loo xiray

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by Cowke

Wasiirka duulista hawada Soomaaliya oo goordhow la hadlay wariyaasha ayaa been abuur ku tilmaamay warar uu sheegay in laga faafiyay.… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay hogaamiyihii soo abaabulay qaraxyadii Muqdisho

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by Cowke

Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow sheegtay in gacanta ay ku hayaan qofkii hogaaminayay weerarkii qaraxyada ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho… Sii akhri

Wariye caan ah oo ku geeriyooday qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Allaha u naxariistee Wariye Cawil Axmed Absuge oo loo yaqaanay Cawil Daahir Salaad ayaa ku geeriyooday qaraxii… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Khasaarihii Qaraxyadii Muqdisho iyo Guddoomiye ku xigeen ku dhaawacmay

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 12-qof oo ay ku jiraan ciidammo iyo shacab ayaa ku dhintay labadii Qarax ee maanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close