Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiyihii degmada Jarriiban oo is’casilay

  Guddoomiyihii degmada Jarriiban ee gobolka Mudug (Puntland), Maxamed Yuusuf Shirwac ayaa maanta xilka iska casilay, sida uu ka shaaciyay… Sii akhri

Posted on February 3, 2019February 3, 2019 by News Office

Gudiga Tacliinta sare Puntland oo Garoowe shir uga furmay

Posted on February 3, 2019February 3, 2019 by News Office

Waxaa maanta hoolka shirarka ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ka furmay Shir soconaya afar maalmod oo uga furmay Guddiga… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo si rasmi ah u meel-mariyay Qorshe hawleedkiisa 2019-ka

Posted on February 3, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisoow) ayaa guddoomiyay kulanka gaar ah oo lagu… Sii akhri

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn Khasaare culus ay ku Gaarsiiyeen Kooxda Al-shabaab

Posted on February 3, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM, ayaa faah-faahin ka bixiyay hawlgal ka dhan… Sii akhri

CC Warsame: Dowladda Waxaa laga doonayaa in ay caddeyso nooca doorasho ee dhici doonta

Posted on February 3, 2019February 3, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir, C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu kaga hadlay qorshahaha… Sii akhri

Duqeyn cirka ah oo ka dhacday Hiiraan

Posted on February 2, 2019February 2, 2019 by Cowke

Wararka ka imanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa diyaarad dagaal ay duqeyn culus ka fulisay dhul miyi ah oo… Sii akhri

Muuse Biixi oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

Posted on February 2, 2019February 2, 2019 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta eedeeyn kulul u jeediyay madaxweynaha Dowladda Federaalka Somalia, Maxamed C/llaahi… Sii akhri

Ciidamo AMISOM ah oo lagu weeraray Jubbada Hoose

Posted on February 2, 2019February 2, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Wararka laga helayo degmooyinka Dhoobleey iyo Af-madoow oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay… Sii akhri

Lafta-gareen oo magacaabay 10 Wasiir

Posted on February 2, 2019February 2, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta ku dhawaaqay qaar kamid ah Golaha Wasiirada maamulkaas. Golaha Wasiirada… Sii akhri

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Baardheere

Posted on February 2, 2019February 2, 2019 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax ismiidaamin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close