Puntland: Madaxweynaha oo magacaabay agaasimaha maaliyadda madaxtooyada
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa magacaabay agaasimaha cusub ee maamulka iyo maaliyadda madaxtooyada Puntland. Dikreeto ka soo baxday xafiiska…