Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo khudbad u jeediyay Qurba-joogta Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe kaga qayb galay shir sanadle ah oo Qurba-joogta Puntland Dalka ku… Sii akhri

Posted on February 25, 2019February 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka Sweden ee Soomaaliya

Posted on February 24, 2019February 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

M xigeenka Puntland oo amray in la dardar geliyo maamul-daadejinta degmooyinka

Posted on February 24, 2019February 24, 2019 by News Office

Madaxwayne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa guddoomiyey shirka maamul-daadejinta iyo horumarinta degmooyinka Puntland oo lagu qabtay xarunta… Sii akhri

Duqa caasimadda Garoowe oo guddi u magaacabay xallinta khilaafaadka dhulka

Posted on February 24, 2019February 24, 2019 by News Office

Duqa caasimadda Puntland ee Garoowe, Axmed Siciid Muuse ayaa guddi u magacaabay, xallinta khilaafaadka dhulka iyo bogcadaha lagu muransanyahay ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo amray in la soo qabto ragii dilay xildhibaan Boqorre

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by Cowke

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka… Sii akhri

Xildhibaankii ugu da’da weynaa Baarlamaanka Soomaaliya oo la dilay

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysna oo aan haybtooda la garanayn ayaa ku dilay Muqdisho gellinkii dambe ee maanta xildhibaan ka… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb-gelaya shirka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by PP-Muqdisho

Sharma El-Sheikh (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar si ay uga… Sii akhri

Gaalkacyo: Xaaf oo sheegay in Farmaajo balan uga baxay

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Gelele Xaaf oo maalmahan dambe ku maqnaa magaalada Nairobi ee dalka Keynya ayaa maanta soo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada Puntland

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtida maanta kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Difaaca Puntland… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u amba baxay Dalka Masar

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u duulay dalka Masar. Madaxweyne farmaajo ayaa ka qeybgalaya shirka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close