Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dhalinyaro tooriyo ku hubaysan oo Garowe lagu qabtay

Taliska Booliiska gobolka Nugaal ayaa maanta soo bandhigay in ku dhow 30 dhalinyaro ah oo lagu soo qabtay hawlgallo ay… Sii akhri

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha Suudaan oo ku dhawaaqay xaalad deg deg ah

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha dalka  Suudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa xalay saqdii dhexe ku dhawaaqay in uu  xaalad degdeg ah mudda hal sano… Sii akhri

Burundi oo ku han-jabtay inay ciidammadeeda kala baxayso Soomaaliya

Posted on February 22, 2019February 22, 2019 by PP-Muqdisho

Bujumbura (PP) ─ Xukuumadda Burundi ayaa ku hanjabtay in dhammaan ciidamadeeda ka tirsan AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ay  la… Sii akhri

Ganacsato Soomaaliyeed oo mar kale dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

Posted on February 22, 2019February 22, 2019 by PP-Muqdisho

Johannesburg (PP) ─ Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa mar kale xalay laba qof oo Soomaali ah dil iyo dhaawac ugu… Sii akhri

Saldhigyada Booliiska Muqdisho oo la geeyay ciidammo cusub si u xoojiyaan Ammaanka

Posted on February 22, 2019February 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska booliska Somalia iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa waxay ciidammo cusub oo boolis ah geeyeen saldhigyada degmooyinka… Sii akhri

Dagaal culus oo xalay dhex-maray ciidanka Dowladda Somalia iyo Xoogagga Al-shabaab

Posted on February 22, 2019February 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dagaal u dhexeeya ciidamada Dowladda iyo Xoogaga Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Gol-weyn ee… Sii akhri

Kenya oo si ka duwan sidii hore uga hadashay muranka badda ee kala dhexeeya Soomaaliya

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya, Danjire Munica Juma oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegtay… Sii akhri

Golaha xukuumada cusub ee Puntland oo shirkoodii ugu horrreyay kulmay

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by News Office

Golaha wasiirada cusub ee Puntland, ayaa maanta yeeshay shirkoodii ugu horreeyay ee Khamiislaha, tan iyo markii ay xilka la wareegeen.… Sii akhri

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Muqdisho soo gaaray

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray Boqor Burhaan Boqor Muuse. Boqorka ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo… Sii akhri

Mid kamid ah wasaaradaha Puntland oo magaca laga beddelay

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland ,Siciid Cabdullaahi Den ayaa magaca ka beddelay, wasaaraddii Degaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Puntland. Wareegto maanta ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close