Kulankii BFS ee maanta oo markale baaqday
Kulankii 1-aad ee kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka Soomaaliya oo lagu waday in maanta u qabsoomo ayaa markale dib u dhacay ku yimid.…
Open this website in Safari first.
Kulankii 1-aad ee kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka Soomaaliya oo lagu waday in maanta u qabsoomo ayaa markale dib u dhacay ku yimid.…
Isbitaalka Banaadir ee Muqdisho ayaa caawa waxaa la keenay dad ku sumoobay boorash ay cabeen. Dadkaas ayaa ahaa dad barakacayaal ah oo…
Mudanayaasha golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda sagaal-biloodka ee sannadkan 2019 ay ku shaqeyn doonto xukuumadda Puntland Fadhiga Baarlamanka oo…
Safiirka dalka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa maanta booqday, magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, halkaas oo uu kula kulmay…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan ayaa magacaabay agaasimaha qaybta maamulka ee xafiiska madaxweyne ku xigeenka. Mudane Karaash ayaa madaxa…
Golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa goor dhoweyd ansixiyay miisaaniyadda sagaalka bilood ee sannadkaan ka harsan ay ku shaqeyn doonto xukuumadda Puntland. Kulanka…
Muqdisho (PP) ─ Afhayeenka Ururka Al-shabaab, Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] ayaa ka warbixiyay sababta ay u kordhiyeen weerarrada ay ka geystaan…
Muqdisho (PP) ─ Kulan dhar saacadood qaatay ayaa Mogdisho dhacay, kaasoo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada DF, si gaar ah looga hadlay…
Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo shir jaraaid ku qabtay Xarunta Dowladda Hoose…
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dab khasaare geystay uu saakay waabarigii ka kacay xarumo gacansi oo…