Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo xirtay marsadii iyo suuqii kalluunka dekedda Boosaaso

Dowladda Puntland ayaa amartay, in gebi ahaanba la xiro, marsada gaadiidka iyo suuqa ganacsiga kalluunka ee ku dhexyaalla dekedda magaalada… Sii akhri

Posted on March 3, 2019March 3, 2019 by News Office

Gal-Mudug “Dowlada Soomaaliya ayaa weerar nagu soo qaaday”

Posted on March 3, 2019March 3, 2019 by Cowke

War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee dhuusamareeb ayaa lagu sheegay in Duullaan Xalay ay Dowladd Federaalku Ku… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo u amba baxay Geneva

Posted on March 3, 2019March 3, 2019 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u amba baxay baxay magaalada… Sii akhri

M ku xigeenka Puntland oo furay weji saddexaad ee JPLG

Posted on March 2, 2019March 2, 2019 by News Office

Madaxweynaha Ku-xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta magaalada Garoowe ku daahfuray shir ku saabsan siyaasadda Fulinta maamul… Sii akhri

Garowe: Dhalinyaro ku eedeysnaa Kufsi oo dil lagu xakumay

Posted on March 2, 2019March 2, 2019 by Liban Yusuf

Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku riday shan dhalinyaro ah oo… Sii akhri

Madaafiic ku dhacday xarunta madaxtooyada Soomaaliya

Posted on March 2, 2019March 2, 2019 by Cowke

Goordhow waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ku soo dhacday tiro madaafiic ah. Ilaa 3 madfac oo… Sii akhri

Dowladda Puntland oo dib u celisay in ka badan 2000 oo Qaxooti Ethiopian ah

Posted on March 2, 2019March 2, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa todobaadkii tegay dalkooda dib ugu celisay in ka badan 2000 kun oo qaxooti Ethiopian u badan qowmiyadda… Sii akhri

Bahda waxbarashada oo weli dalbanaya in ay cadaalad hesho caa’isha

Posted on March 2, 2019March 2, 2019 by News Office

Qaar kamid ah ardayda wax ka barta mac’hadka caafimaadka Xaaji Cabdi ee magaalada Garoowe ayaa saaka codkooda ku biiriyay isu’… Sii akhri

RW Kheyre “Jawaab ayaan ka bixineeynaa qaraxyadii Shabaab ay geeysteen”

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Ra’isulwasaare Xasan Cali Khayre ayaa kormeeray isbitaallada iyo goobtii ay Al-Shabaab weerartay. Kheyre ayaa u mahad celiyey Ciidammada Qalabka Sida… Sii akhri

Siyaasiga Cabdi Bare oo ku baaqay in la soo xiro madaxda amniga dalka

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Siyaasiga Cabdi bare Yuusuf Jibriil horayna u soo noqday xildhibaan Baarlamaanka katirsan ayaa ka hadlay weeraradii iyo qaraxyadii ka dhacay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close