Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaa Muuse Biixi sidii hore si ka duwan loogu soo dhaweeyay Imaaraadka?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Wafdiga Muuse… Sii akhri

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by Liban Yusuf

Ciidamada Badda Puntland oo qabtay qalabka wax lagu tahriibiyo

Posted on March 9, 2019March 9, 2019 by Liban Yusuf

Ciidamada Badda Puntland (PMPF) ayaa howlgalo ay maalmihii la soo dhaafay ka sameeyeen xeebaha ku dhow magaalada Boosaaso ku soo… Sii akhri

Qaar kamida Haweenkii Islaamka ee Taariikhda Dunida wax kusoo kordhiyay

Posted on March 9, 2019March 9, 2019 by Liban Yusuf

Haweenka Islaamku waxa ay kumannaan sano kahor uga tageen bulshadooda raadad togan oo muujinaya doorkoodii horumarineed ee nolosha bulshadooda. Haddaba… Sii akhri

Ra’iisil wasaare Kheyre oo guddi u magacaabay Aaska Wasiirkii Dastuurka

Posted on March 9, 2019March 9, 2019 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran u sameynaya allaha… Sii akhri

Madaxweyne farmaajo oo ka tacsiiyay geeridii wasiir Xoosh

Posted on March 8, 2019March 8, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii… Sii akhri

Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo geeriyooday

Posted on March 8, 2019March 8, 2019 by Liban Yusuf

Allaha u naxariistee waxaa goor-dhaweyd magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka dowladda… Sii akhri

Suldaan lagu dilay Boosaaso

Posted on March 8, 2019March 8, 2019 by Liban Yusuf

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta oo Jamce ah halkaasi lagu dilay… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo Mas’uuliyaddiisa sheegatay

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay, sagaal kalena waxaa kasoo gaaray dhaawacyo kala duwan, kaddib qarax… Sii akhri

Garoowe: Wasaaradda haweenka Puntland oo qabatay kulan loogu gogol xaarayo 8-da Maarso

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by News Office

Wasaaradda horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska Dowladda Puntland ayaa maanta Garoowe Ku qabatay kulan wada tashi ah oo looga hadlayey… Sii akhri

Soomaaliya oo Qaramada Midoobay u gudbisay Warqad ay kaga cabanayso Dowladda Kenya

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergada dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhida QM, ayaa qoraal ashtako ah u gudbisay Golaha joogtada ah ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close