Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’isilwasaare Kheyre oo gaaray Kismaayo

Ra’isilwasaaraha xuukumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray goordhow magaalada Kismaayo. Xubno katirsan wasiirada Ra’isilwasaare Kheyre ayaa ku wehlinaya socdaalkaan… Sii akhri

Posted on March 11, 2019March 11, 2019 by Cowke

AKHRISO: Magacyada muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku dhintay bur burkii Ethiopian Airline

Posted on March 11, 2019March 11, 2019 by Cowke

Ma jirto cid ka badbaaday diyaaradda Ethopia Air line oo shalay ku dhacday magaalada Bishoftu oo 60km u jirta caasimadda… Sii akhri

Puntland: Madaxweynaha oo magacaabay agaasimaha maaliyadda madaxtooyada

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa magacaabay agaasimaha cusub ee maamulka iyo maaliyadda madaxtooyada Puntland. Dikreeto ka soo… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ka tacsiyeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay Ethiopia

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa tacsi u dirtay dhammaan dalalka muwaadiniintoodu ku dhinteen shilkii diyaaradeed ee maanta ka dhacay waddanka Ethiopia. Qoraal… Sii akhri

Madaxweynaha Uganda oo ku hanjabay inuu la baxayo Ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by PP-Muqdisho

Kampala (PP) ─ Madaxweynaha Uganda, Yuweri Musaveni ayaa mar kale ku goodiyay in ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya uu la baxayo… Sii akhri

Puntland oo ku dhawaaqday qayla-dhaan abaareed

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland, ahana Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha, Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta oo Axada daah-furay shir looga hadlay abaaraha… Sii akhri

Wasiirkii Arrimaha Dastuurka DF oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo labada aqal ee baarlamaanka… Sii akhri

Diyaarad ay leedahay Ethiopian Airlines oo burburtay

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by News Office

Shirkadda duullimaadyada Ethiopian Airlines ayaa sheegtay in ay burburtay diyaarad ay leedahay Axaddii saaka kadib markii ay duushay Addis Ababa… Sii akhri

Al-shabaab oo go’doomiyay tuulooyin ku yaalla gobolka Bari

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by News Office

Wararka ka imaanayaa gobolka Bari ayaa sheegaya in malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab ay go’doomiyeen degaanno ku yaalla buuraleyda degmada Qandala… Sii akhri

Waddooyinka Muqdisho oo xiran iyo Maydka Wasiir Xoosh oo kusoo Wajahan Caasimadda

Posted on March 10, 2019March 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa la xiray, iyadoo lagu wado in saacadaha soo socda caasimadda dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close