Malayshiyaad ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo
Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhimatay 5 kalena waa ku dhaawacantay dagaal saaka malayshiyaad hubaysan ku dhexmaray aga’gaarka xabsiga… Sii akhri
Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhimatay 5 kalena waa ku dhaawacantay dagaal saaka malayshiyaad hubaysan ku dhexmaray aga’gaarka xabsiga… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo maalmahan ay Somaliland ka waddo degaanno ka tirsan gobolka Sanaag.… Sii akhri
Internet-ka ayaa la asaasay 12 March, 1998, oo hada laga joogo 30 sano, waxaana sameeyay Dr. Tim Berners-Lee oo hada… Sii akhri
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala halkaas oo uu maanta ka furmayo shir looga hadlayo… Sii akhri
Kampala (PP) ─ XukuumaddaUganda ayaa xaqiijisay maanta dhimashada taliye ku xigeenkii booliska AMISOM eek a hawlgala Somalia, Christine Alalo taasoo… Sii akhri
Kismaayo (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa soo saaray wareegto ku aaddan xaruntii… Sii akhri
Wasaaradda hawlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta dowladda Puntland ayaa Isniinta maanta Garoowe ku qabatay shir ku saabsan xeerka Qandaraasyada Puntland.… Sii akhri
Wararka ka imaanaya degmada Yubbe ee koonfurta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi ay Isniinta maanta ah saldhig ka samaysteen… Sii akhri
Ra’isilwasaaraha xuukumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray goordhow magaalada Kismaayo. Xubno katirsan wasiirada Ra’isilwasaare Kheyre ayaa ku wehlinaya socdaalkaan… Sii akhri