Baarlamanka Puntland oo dib ugu noqonaya heshiiska DP World ee dekedda Boosaaso
Ajandaha kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo shalay la ansixiyay, ayaa lagu daray qodob ku saabsan, in dib u eegis lagu sameeyo, heshiiska ballaaarinta…
Open this website in Safari first.
Ajandaha kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo shalay la ansixiyay, ayaa lagu daray qodob ku saabsan, in dib u eegis lagu sameeyo, heshiiska ballaaarinta…
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo maamulka gobolka Nugaal, ayaa sida…
Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda caafimaadka Somalia ayaa si taxadar leh uga hadashay cudurka halista ah ee Ebola oo ay shacabka Soomaaliyeed ka…
16-ka bishan June sannad walba waxaa la xusaa maalinta Carruurta Afrika oo dib loogu xasuusto 16-kii June 1976 xilligaasi oo magaalada Soweto…
Wasiirka wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Axmed Bashiir Muuse, ayaa maanta Garoowe tababar uga furay 25 Injaneer oo…
Nabaddoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah nabaddoonada gobolka Nugaal ayaa si adag uga fal-celiyay hadal ay shalay jeediyeen niman ku sugan…
Guddoomiyaha dalladda ururrada bulshada rayidka ah ay ku mideysan yihiin ee Puntland (PUNSAA), Faysal Axmed Warsame oo shalay hadal u jeediyay golaha…
Siyaasiga Maxamuud Cabdiyare Garlibaax, oo si kooban uga faallooday khudbaddii shalay madaxweynaha Puntland u jeediyay golaha wakiilada, ayaa soo dhoweeyay qodoba ku…
Kismaayo (PP) ─ Iyadoo lagu wado inay dhawaan doorashooyin ka dhacaan deegaannada maamulka Jubbaland ayaa waxaa haddana baraha ay ku xiriirto bulshada…
Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali kheyre ayaa xalay kormeeray goobihii Qaraxyada khasaaraha geystay ay ka dhaceen shalay ee Muqdisho,…