Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muxuu Madaxweyne Farmaajo ka yiri Geeridii Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub?

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cadullaahi Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka… Sii akhri

Posted on June 19, 2019June 19, 2019 by PP-Muqdisho

Kumuu ahaa Abwaan Sangub?

Posted on June 18, 2019June 19, 2019 by Liban Yusuf

Allaha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Sangub), wuxuu ku dhashay baadiyaha magaalada Dhagaxbuur, ee dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,… Sii akhri

Abwaan Sangub oo ku geeriyooday dalka Ethiopia

Posted on June 18, 2019June 18, 2019 by News Office

Wararka laga helayo laga helayo magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, ayaa sheegay in saaka uu halkaasi ku geeriyooday,… Sii akhri

Madaxweyne Puntland oo isku’ shaandeyn samaynaya

Posted on June 18, 2019June 18, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la filayaa in uu todobaadyada soo socda sii dhammaystiro, isbeddelka dhanka maamulka ah ee… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo ka hadashay xiriirka xilligaan kala dhexeeya Dowladda Soomaaliya

Posted on June 18, 2019June 18, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horreysay ka hadashay xiriirka kala dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib cayrintii ergaygoodii… Sii akhri

Faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan geerida Madaxweynihii hore ee dalka Masar – MURSI

Posted on June 18, 2019June 18, 2019 by PP-Muqdisho

Qaahira (PP) ─ Waxay faahfaahin dheeraad ah kasoo baxaysaa geeridii ku timid madaxeynihii hore ee Masar, Maxamed Mursi oo Dowladda… Sii akhri

Golihii Degaanka Buurtinle oo is wada-casilay

Posted on June 18, 2019June 18, 2019 by News Office

16 xubnood oo kamid ah golaha Degaanka degmada Buurtinle, ayaa xalay iscasilay, kadib markii uu shalay mooshin ku furmay kal-fadhiga… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia iyo Madaxa Hay’adda USAID oo ku kulmay Xamar

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay maanta maamulaha guud ee hay’adda horumarinta caalamiga ah… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Masar oo geeriyooday

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by PP-Muqdisho

Qaahira (PP) ─ Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Mursi ayaa geeriyooday xilli maanta lasoo taagay makxamad, sida ay baahisay… Sii akhri

xeer-ilaalinta Puntland oo shaacisay wakhtiga la dhegaysan doono dacwadda Rafcaan Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by News Office

Ku xigeenka Xeer-ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax, ayaa maanta shaaciyay wakhtiga loo muddeeyay, dhegaysiga dacwadda rafcaanka, saddex… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close