Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka daah-furay qoraalka Manhajka waxbarashada Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Garoowe ka daah furay qoraalka Manhajka Waxbarashada Puntland. Wasiirka Waxbarashada Puntland… Sii akhri

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by News Office

Qofkii ugu horreeyay oo qaba cudurka EBOLA oo lagu arkay Kenya

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Xukuumadda Kenya ayaa xaqiijisay in qofkii u horreeyay ee Kenyaan ah laga helay cudurka Ebola, isla markaana… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo dib ugu noqonaya heshiiska DP World ee dekedda Boosaaso

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by News Office

Ajandaha kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo shalay la ansixiyay, ayaa lagu daray qodob ku saabsan, in dib u eegis lagu sameeyo,… Sii akhri

Guddoomiyaha degmada Buurtinle oo xilka laga qaadayo

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo maamulka gobolka Nugaal,… Sii akhri

DF oo si taxaddar leh uga hadashay cabsida laga qabo cudurka halista ah ee EBOLA

Posted on June 17, 2019June 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda caafimaadka Somalia ayaa si taxadar leh uga hadashay cudurka halista ah ee Ebola oo ay shacabka… Sii akhri

Wasaaradda Haweenka dowladda Puntland oo xustay maalinta Carruurta Afrika

Posted on June 16, 2019June 16, 2019 by News Office

16-ka bishan June sannad walba waxaa la xusaa maalinta Carruurta Afrika oo dib loogu xasuusto 16-kii June 1976 xilligaasi oo… Sii akhri

Wasaaradda Hawlaha guud ee Puntland oo tababar u furay 25 Injaneer oo ka shaqeeya mashruuca JPLG

Posted on June 16, 2019June 16, 2019 by News Office

Wasiirka  wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Axmed Bashiir Muuse, ayaa maanta Garoowe tababar uga furay 25… Sii akhri

Garoowe: Nabaddoon si adag uga fal-celiyay hadal ka soo yeeray niman jooga Baydhabo

Posted on June 16, 2019June 16, 2019 by News Office

Nabaddoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah nabaddoonada gobolka Nugaal ayaa si adag uga fal-celiyay hadal ay shalay jeediyeen niman… Sii akhri

Faysal Qaran oo soo bandhigay qodobka keliya ee lagu qiimayn doono Baarlamanka Puntland

Posted on June 16, 2019June 16, 2019 by News Office

Guddoomiyaha dalladda ururrada bulshada rayidka ah ay ku mideysan yihiin ee Puntland  (PUNSAA), Faysal Axmed Warsame oo shalay hadal u… Sii akhri

Garlibaax oo ka shifay heshiis Puntland la gashay maraakiib jariif ah

Posted on June 16, 2019June 16, 2019 by News Office

Siyaasiga Maxamuud Cabdiyare Garlibaax, oo si kooban uga faallooday khudbaddii shalay madaxweynaha Puntland u jeediyay golaha wakiilada, ayaa soo dhoweeyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close