Baarlamanka Puntland oo mamnuucay Konteenarada laga soo dejiyo dekedda Berbera
Golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa Isniinta maanta cod aqlabiyad leh ku mamnuucay in Konteenarada laga soo dejiyo dekedda Berbera ee Somaliland, la…
Open this website in Safari first.
Golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa Isniinta maanta cod aqlabiyad leh ku mamnuucay in Konteenarada laga soo dejiyo dekedda Berbera ee Somaliland, la…
Degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu Puntland waxaa lagu gabagabeeyay shirar muddo u socday beelaha Aadan Cabdiraxmaan, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed. Hoos…
Xubno ka tirsan ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, abwaaniin iyo qareennada difaaca weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa si adag u cambaareeyay xukunka…
Wafdiga gudoomiyaha Golaha shacabka BJF soomaaliya Amb Mohamed mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa waxaa Ku wehlinaya xilibaano , wasiiro katirsan xukuumadda , iyo…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee kooxda la socodka deyn cafinta Soomaaliya…
Hoggaanka dhaqanka degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sida la sheegayo gebi aanba diiday in ay la kulmaan Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka…
Madaxweyne Deni ayaa Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Arrimaha Dastuurka u bedelay Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi…
Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Maxamed (Amardambe) oo la hadlay wakaaladda wararka SONNA ayaa ku celiyay in uu weli furanyahay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 35 ee 8da Luulyo 2019, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda…
Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa lagu wadaa in uu Isniinta maanta ah…