Qarax aad u culus oo ka dhacay Agagaarka Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho (PP) ─ Qarax gaari oo inta badan laga maqlay Muqdisho ayaa ka dhacay goor-dhaw agagaarka isgoyska Digfeer ee Muqdisho, kaasoo ahaa…
Open this website in Safari first.
Muqdisho (PP) ─ Qarax gaari oo inta badan laga maqlay Muqdisho ayaa ka dhacay goor-dhaw agagaarka isgoyska Digfeer ee Muqdisho, kaasoo ahaa…
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay u qeybsanaha Taageerada Hawl-gallada ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey,…
Maxkamadda magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa saaka saddex sano iyo lix bilood oo xarig ah ku ridday weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon.…
Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose ku toogtay afar ruux oo ay saddex kamid ah ku…
Ugu yaraan lix ruux ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacmeen dagaal gelinkii dambe ee shalay laba malayshiya-beeleed ku dhexmaray nawaaxiga…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 41 ee 8da Luulyo 2019, ku magacaabay Hanti-dhowrka Guud iyo Agaasimayaasha…
Madaxhaweynaha maamulka Koonfur Galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo ay wehiyaan qaar kamid ah xubnaha maamulkiisa iyo taliyaal ciidan ayaa xalay…
Dowladda Puntland ayaa uga digtay xukuumadda Federaalka Soomaaliya fara-gelinta qaawan ay ku hayso doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Jubaland oo sida qorshaysan dhici…
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayey oo safar ugu maqnaa dalka Guinea conakry ee ku yaalla galbeedka Qaaradda Afrika,…
Golaha wakiilada dowladda Puntland oo maalmahan ka doodayey, xisaab-xirka Miisaaniyaddii Puntland ee 2018 ee wasiirka Maaliyaddu uu Golaha horkeenay 30-June-2019, ayaa maanta…