Deni oo go’aan ka soo saaray dooxooyinka Waw iyo Bixin
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyay dismeyaasha iyo deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka dooxooyinka Waw iyo Bixin ee u dhexeeya Garowe…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyay dismeyaasha iyo deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka dooxooyinka Waw iyo Bixin ee u dhexeeya Garowe…
Wasiiru-dowlihii wasaaradda Caddaaladda Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa caawo xilka iska casilay kadib markii uu qoonsaday…
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa galabta magacaabay, guddi qaabilsan Dhab u heshiisiinta iyo wada-hadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka…
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Axmed Muuse Nuur Yare ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo shirarka aan ogolaanshaha ka haysan…
Washington (PP) ─ Aqalka odayaasha Maraykanka ayaa meel mariyay qaraar lagu cambaareynayo madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump iyo hadalkii cunsuriyadda lagu tilmaamay ee…
Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ku boggaadiyey shaqada adag howlwadeennada Dawladda Hoose…
Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley) ayaa maareeye cusub u magacaabay garoonka diyaaradaha degmada Badhan ee gobolka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dallacsiiyay saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliya kadib markii taliyaha Booliisku soo jeediyay in la…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaacisay in sannadkaan wasaaraddu ay aad u hibisay adeegyada ay helayaan xujeeyda Soomaaliyeed ee soo…
Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda dowladda Puntland, Faarax Maxamuud Cawaash oo maanta shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe, ayaa ka warbixiyay dhul-gariir…