Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Militariga Yemen oo sheegay in ay dileen in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan Xuutiyiinta

Ciidamada militariga waddanka yemen ayaa sheegay in ay Sabtidii shalay dileen in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan malayshiyaadka… Sii akhri

Posted on July 14, 2019July 14, 2019 by News Office

Gabadh Soomaaliyeed oo guul gaartay Cilmiga Badda

Posted on July 14, 2019July 14, 2019 by News Office

Cilmiga badda waxaa uu ka mid yahay culuumta ay aadka ugu yartahay barashadiisu bulshada Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaanna dumarka.… Sii akhri

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo si adag u cambaareeyay weerarkii Kismaayo

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika ee Somalia, danjire Francisco Madeira ayaa si adag u cambaareeyay weerarki… Sii akhri

Haweeney Maanta lagu wareejiyay gurigeeda oo laga haystay muddo 28-sanadood ah

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj.Yarisow) ayaa muwaaddin Soomaaliyeed Luul Maxamed Axmed (Luul… Sii akhri

Madaxweynaha dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyay weerarkii argagixiso ee Kismaayo

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by News Office

Dowladda Puntland waxay ka tacsiyaynaysaa falkii argagixiso ee ay cadawga Soomaaliyeed ka geysteen xalay bisha Luulyo, 12, 2019 magaalada Kismaayo,… Sii akhri

Xoolihii ka dhoofay Somaliland oo lagu xannibay Sacuudiga

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by News Office

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Xassan Maxamed Cali (Xassan Gaafaadhi) oo Sabtida maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa xaqiijiyay… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Qardho

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiga Amniga Boosaaso

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula qaatay Guddiga Amniga… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo shaaciyay tirada dadka ku dhintay qaraxii Kismaayo

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo Saxaafada la hadlay ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii iyo weerarkii argagixisadu ku… Sii akhri

Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo ka heshiiyay khilaaf u dhexeeyay

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close