Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Weerarkii lagu qaaday Kismaayo oo lasoo af-jaray iyo khasaarihii ka dhashay oo kordhay

Kismaayo (PP) ─ Hay’adaha amniga Jubbaland ayaa sheegay inay soo af-jareen weerarkii Al-shabaab ay shalay gellinkii dambe ku qaadeen Hoteel… Sii akhri

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by PP-Muqdisho

Caasimadda Garoowe oo ka qeyb-gashay shirka Maal-gelinta magaalooyinka dunida ee Madrid

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse oo ku sugan magaaalada Madrid ee xarunta waddanka Spain ayaa halkaasi kaga qeyb-galay shir… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xalay La Kulmay Bulshada Magaalada Boosaaso

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa magaalada Boosaaso kulan kula qaatay bulshada magaalada Boosaaso ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay weerarkii argagixiso ee kismaayo

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Kismaayo

Posted on July 13, 2019July 13, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay booqday Isbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo halkaas oo la geeyay… Sii akhri

Faahfaahin; khasaarihii ka dhashay weerarkii Kismaayo iyo Al-shabaab oo sheegatay

Posted on July 12, 2019July 12, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Warar dheeraad ah ayaa ka imaanaya weerarkii cuslaa ee galabta lagu qaaday hoteel ku yaalla bartamaha Kismaayo,… Sii akhri

Weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday Hoteel ku yaalla Kismaayo

Posted on July 12, 2019July 12, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in weerar ku billowday is-qarxin uuna… Sii akhri

Karaash: ‘Boosaaso waxay mudan tahay in il gooniya lagu eego’

Posted on July 12, 2019July 12, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku sugan xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa Kormeeray dhismaha wadada lamiga… Sii akhri

Yuusuf Daba-geed oo aqbalay inuu wareejiyo xil uu muddo dheer diiddanaa wareejintiisa

Posted on July 12, 2019July 12, 2019 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed] ayaa aqbalay inuu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub… Sii akhri

Mareykanka iyo Somalia oo go’aan ka gaaray hagaajinta Maaliyadeed ee dalka

Posted on July 12, 2019July 12, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulanka maanta oo Jimco Muqdisho ku dhex-maray wasiirka maaliyadda Soomaaliya, C/raxmaan Bayle Ducaale iyo Safiirka Mareyknaka ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close