Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Golaha Guurtida Somaliland oo mudda kordhin u sameeyay Golayaasha Guurtida iyo Wakiilada

Golaha Guurtida Somaliland oo saaka kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Hargeysa, ayaa mudda kordhin u sameeyay labada Gole ee Wakiilada… Sii akhri

Posted on November 24, 2019November 24, 2019 by News Office

29 ruux oo ku dhintay dhul go’ ka dhacay galbeedka dalka Kenya

Posted on November 24, 2019November 24, 2019 by News Office

Ugu yaraan 29 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, dhul go’ ka dhashay roobab mahiiggaana oo maalmihii la… Sii akhri

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Daah-furay Madasha Habeenka Haweenka Puntland

Posted on November 24, 2019November 24, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Habeenka Haweenka Puntland, Madashan oo ah… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in ay ku dhowaad 10 askari ka dishay ciidamada dowladda Federaalka

Posted on November 24, 2019November 24, 2019 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay in ay ku dhowaad 10 askari ku dileen qarax culus oo ay degmada Awdheegle ee gobolka… Sii akhri

Xog: Madaxweyne Deni oo safar qarsoodiya ugu baxay waddanka Imaaraadka Carabta

Posted on November 23, 2019November 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Sabtiya safar qarsoodiya ugu baxay magaalada Dubai ee xarunta ganacsiga waddanka… Sii akhri

Ninkii ka dambeeyey qaraxii maanta Muqdisho oo la soo bandhigay

Posted on November 23, 2019November 26, 2019 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay nin sheegay in uu ka dambeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Hay’adda Nabad-sugida… Sii akhri

Muxaadiradii Sheekh Umal ee Muqdisho oo mar kale la baajiyey

Posted on November 23, 2019November 23, 2019 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii labaad baajisay muxaadiro uu magaalada Muqdisho ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal. Wasiirka Dhalinyaradda… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hortimid Daraasad been abuur ah oo laga sameeyay Beeraha dalka

Posted on November 23, 2019November 23, 2019 by News Office

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Iskaashatooyinka Beeraleyda ayaa si wada jir ah uga horyimid daraasad ay samaysay… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay odoroska Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka

Posted on November 23, 2019November 23, 2019 by News Office

Golaha Wakiilada dowladda Puntland, ayaa Sabtida maanta ah ansixiyay odoroska Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka oo Khamiistii ay wasaaradda Maaliyaddu… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo wadda Qorshe lagu yareynayo Fataahaadaha Webiga Shabeelle

Posted on November 23, 2019November 23, 2019 by News Office

Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u dayactir ku sameynayso ilaa 10 kanaal oo ku yaala… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close