Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Booliiska Garoowe oo soo bandhigay maandooriyaal iyo agabka wax lagu dilo

Taliska Qeybta Booliiska gobolka Nugaal, ayaa saaka oo Sabtiya saldhiga dhexe ee caasimadda Garoowe ku soo bandhigay Khamri, Xashiish, toorayo… Sii akhri

Posted on November 23, 2019November 23, 2019 by News Office

Jubaland oo sheegtay in xilka laga qaadayo mas’uulkii isu dhiiba Villa Somalia

Posted on November 23, 2019November 23, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa xukuumadda  federaalka ku eedeeyay in ay fara-gelin ku… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaadanaya urur-siyaasadeedyada ka dhisan Muqdisho

Posted on November 23, 2019November 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegayaa in uu saaka kulan la qaadan doono urur-siyaasadeedyada ka dhisan magaalada Muqdisho… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo markii u horraysay ka hadlay weerarkii xukuumaddiisu ku qaaday xarunta Baarlamaanka

Posted on November 22, 2019November 22, 2019 by News Office

 Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan Qado sharaf ah u sameeyay Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland,… Sii akhri

Taliska AMISOM oo war ka soo saaray dilkii ALmaas Elman

Posted on November 22, 2019November 22, 2019 by News Office

Taliska guud ee ciidamada  AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa markii u horraysay war ka soo saaray dilkii magaalada Muqdisho… Sii akhri

Dowladda Talyaaniga oo Muqdisho keentay gar-gaar loogu tala galay Dadka ay fatahaaduhu saameeyeen

Posted on November 22, 2019November 22, 2019 by News Office

Diyaarad nooca xamuulka ah oo sidda deeq gar-gaar Bini’aaddannimo ah ayaa Maanta soo gaartay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladan Muqdisho. Deeqdan… Sii akhri

Mareykanka oo walaac ka muujiyay saameynta Shiinaha ee doorashooyinka Taiwan

Posted on November 22, 2019November 22, 2019 by News Office

Mareykanka ayaa ka walaacsan isku dayga Shiinaha ee la xiriira inuu saameyn ku yeesho doorashada madaxweynenimo ee ka dhacaya  Taiwan,… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka dalka Japan

Posted on November 21, 2019November 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Japan u qaabilsan Soomaaliya.… Sii akhri

Jubaland oo sheegtay in ay soo qabteen shabakad argagixiso ah

Posted on November 21, 2019November 21, 2019 by News Office

Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa sheegtay in ay soo qabatay shabakad ka kamid ahayd kooxda Al-Shabaab oo dilal… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Dhaqaatiir iyo Dhalinyaro ka socday Jaaliyada Soomaaliyeed ee Australia

Posted on November 21, 2019November 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay dhallinyaro isugu jirta Dhakhaatiir iyo Ciyaartoo oo ka socda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close