Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo kulan deg deg ah ka yeelatay xaalada go’doonka gobolka Guardafui

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Puntland oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda, maamulka gobolka Guardafui, waxgarad, Nabaddoono,… Sii akhri

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by News Office

Hannaanka doorashada Galmudug oo la shaaciyey

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by Liban Yusuf

Guddiga farsamada maamul dhisida Galmudug ayaa maanta soo saaray jadwalka hannaanka doorashada Galmudug. 25 ilaa 28 bishan November waxaa la… Sii akhri

Kalluumeysatada Bender-beyla oo ka cabanaya doomo hubaysan oo xaaluf ba’an ku haya xeebaha degmadaasi

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by News Office

Degaanno ku teedsan xeebaha gobolka Karkaar ee Puntland, ayaa cabanayaa kalluumaysto ka yimid meelo kala duwan oo Soomaaliya ka tirsan,… Sii akhri

Somaliland: Xubno lagu muransanaa oo la dhaariyey

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweyne Muuse Biixi hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub… Sii akhri

Xaalad go’doon ah oo ka jirta gobolka Guardafui ee Puntland

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by News Office

Guddoomiyaha degmada Gumbax ee gobolka Guardafui, Cismaan Maxamed Balli oo saaka wareysi siiyay Puntland Post, ayaa sheegay in degaankaasi iyo… Sii akhri

Cumar Filish oo baaq u diray culimada

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by Liban Yusuf

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabad soo dhaweyn ah oo… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Golaha Wasiirrada Cadaaladda Jaamacadda Carabta

Posted on November 24, 2019November 24, 2019 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar uga… Sii akhri

Maxaad ka taqaanaa Golayaasha Wakiiladda Somaliland ee aan dhicin?

Posted on November 24, 2019November 24, 2019 by Liban Yusuf

Iyadoo dhawaanahan ay Somaliland ka taagnaayeen is-maandhaaf siyaasadeed oo la xiriira wakhtiga la qabanayo doorashooyinka golayaasha wakiillada iyo deegaanka iyo… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukuntay nin isku qarxin rabay Xaflad ka socotay Guriceel

Posted on November 24, 2019November 24, 2019 by News Office

Maxkamadda Derejada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa saaka xukun xabsi daa’im ah ku ridday, laba eedaysane oo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya

Posted on November 24, 2019November 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa saaka oo Axad ah u dhoofay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close