Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muqdisho: Qarax Agaasime ku dhaawacmay oo la qariyey

Agaasimihii Maamulka Maaliyadda xafiiska Xeer Ilaalinta guud ee Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Cali Guure ayaa sabtidii la dhaafay 23 November… Sii akhri

Posted on November 26, 2019November 26, 2019 by Liban Yusuf

Kusimaha madaxweynaha Puntland oo qaabilay Dhaqaatiir ka socotay WAMY

Posted on November 26, 2019November 26, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Dhakhaatiir ka socota… Sii akhri

Somaliland oo xirtay Sagaal nin oo u dhashay Imaaraadka

Posted on November 26, 2019November 26, 2019 by News Office

Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa Xabsiga u taxaabay sagaal nin oo u dhashay waddanka Imaaraatka Carabta, kuwaasi oo lagu eedeeyay in… Sii akhri

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeeray xaafado ay saameeyeen Roobabkii ka da’ay Muqdisho

Posted on November 26, 2019November 26, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), oo kormeeray xaafadaha ay sameeyeen roobabkii ka da’ay Muqdisho,… Sii akhri

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya iyo Wefdi uu hoggaaminayo oo shir uga qeyb-gayala dalka Talyaaniga

Posted on November 26, 2019November 26, 2019 by News Office

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir maareeye iyo Wefdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray magaalada Milaano… Sii akhri

Maxaad ka taqaan Xeer Ilaaliyaha cusub ee Qaranka Soomaaliya?

Posted on November 26, 2019November 26, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 25-11-2019 Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka u magacaabay Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud.… Sii akhri

Magacyada Guddiga Puntland u magacowday Gurmadka Waxyeelladii Roobabka oo la shaaciyay

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka duulaya xaaladda hada taagan ee roobabka lixaadka… Sii akhri

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Guddi u magacaabay Waxyeelada ka dhalatay Roobabkii ka da’ay Puntland

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo Dowladdu ka… Sii akhri

Xeer Ilaaliyihii Guud ee Qaranka oo xilkii laga qaaday iyo masuul kale oo loo magacaabay

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Ilaaliyohii Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir xilkii ka qaaday, wuxuuna… Sii akhri

Ku simaha Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Ku-xigeenka Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya

Posted on November 25, 2019November 25, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close