Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgeshiga
Xildhibaannada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabtiya ansixiyay Heshiiska Damaanad qaadka maalgashiga darafyada badan. Mudanayaasha Golaha Aqalka Hoose…