Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo shaaciyay Habraaca Diiwan-gelinta ururada Siyaasadeed

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa shaaciyay Hannaanka iyo Habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland. Guddiga… Sii akhri

Posted on December 17, 2019December 17, 2019 by News Office

Al-shabaab oo weerar ka gaystay kantaroolka galbeed ee degmada Balcad

Posted on December 17, 2019December 17, 2019 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa saaka weerar xooggan ku qaaday Kantaroolka galbeed ee degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe sida laga soo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Madaxweyne Erdoğan Oo Geneva Ku Kulmay

Posted on December 16, 2019December 16, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Geneva kaga qeyb gelaya Madasha Qaxootiga Adduunka

Posted on December 16, 2019December 16, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre  oo kasoo dhoofay dalka Qatar, ayaa soo gaaray magaalada Geneva ee dalka Switzerland,… Sii akhri

Axmed Madoobe oo eedeymo kulul u jeediyey Federaalka

Posted on December 16, 2019December 16, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo, kadib safar uu dalka dibadiisa… Sii akhri

Muqdisho: Golaha Shacabka oo Su’aalo weydiinaya Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya

Posted on December 16, 2019December 16, 2019 by News Office

Mudanayaasha Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka  Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukun ku ridday 60-jir lagu helay Shabaabnimo

Posted on December 16, 2019December 16, 2019 by News Office

Maxkamadda Derejada kowaad ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa Saaka 10 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Axmed… Sii akhri

Ilaa 50 ruux oo kud dhaawacmay isku dhacyo Booliiska Lubnaan iyo Dibad-baxayaal rayid ah

Posted on December 16, 2019December 16, 2019 by News Office

Xaalad dega’naan ah ayaa Isniinta maanta ka jirta magaalada Beirut ee caasimadda waddanka Lubnaan, kadib markii ciidamada Amnigu ay Sunta… Sii akhri

Madaxweyne Erdogan oo ku goodiyay in uu xiri doono Saldhigyada Mareykanka ee Turkey

Posted on December 16, 2019December 16, 2019 by News Office

Madaxweynaha Waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku goodiyay in uu gebi ahaanba xiri doono  laba saldhig  militari oo Turkey-ga… Sii akhri

Puntland: Qaraxyada lagu weeraray Saldhiga Gaalkacyo ma ahayn kuwa Argagixiso

Posted on December 15, 2019December 15, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Axmed Muuse Nuur, oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa faahfaahin ka bixiyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close