Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madasha Aragti wadaaga Soomaalida oo lagu soo geba-gabeeyay Jabuuti

Shirkii Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee ka socday dalka Jabuuti, oo maanta la soo geba-gabeeyay, ayaa laga soo saaray war-murtiyeed… Sii akhri

Posted on December 18, 2019December 18, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Agaasimaha Maamulka Bangiga Adduunka Oo Kulan Ku Yeeshay Geneva

Posted on December 18, 2019December 18, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka, Axel van Trotsenburg, ayaa kulan… Sii akhri

Kongreska Mareykanka oo meel mariyay cafinta deymaha Soomaaliya

Posted on December 18, 2019December 18, 2019 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya ka cafisay lacagihii deynta ee lagu lahaa. Arrintan oo ay ansixiyeen aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka… Sii akhri

Beesha Caalamka: Jubbaland xaalada siyaasadeed wali ma xasilloona

Posted on December 18, 2019December 18, 2019 by Liban Yusuf

Wakiilo ka socday Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-gobaleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii booqday caasimadda Jubbaland ee Kismaayo, halkaas… Sii akhri

Golaha Kongareyska Maraykanka oo maanta u codaynaya xilka xayuubinta Trump

Posted on December 18, 2019December 18, 2019 by News Office

Golaha wakiilada dowladda Maraykanka ayaa maanta oo Arbaco ah u cod u codayn doona in xilka laga qaado madaxweyne Donald… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Geneva Kula Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sweden

Posted on December 18, 2019December 18, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Geneva ee dalka Swizerland kulan kula qaatay wasiirka arrimaha dibadda Sweden ann… Sii akhri

Xukuumada iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland oo la dhex-dhexaadiyay

Posted on December 17, 2019December 17, 2019 by News Office

Guddi dhex-dhexaadinayay xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani, ayaa go’aamiyay in gebi ahaanba la kala diro… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen madaxweynaha Jubaland iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya?

Posted on December 17, 2019December 17, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ka Qayb Galay Madasha Qaxootiga Adduunka Ee Ka Socota Geneva

Posted on December 17, 2019December 17, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo shalay gaaray Switzerland ayaa maanta magaalada Geneva uga qayb galay madasha qaxootiga… Sii akhri

Taliye xigeenka Militariga Soomaaliya oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee Shabeellada Dhexe

Posted on December 17, 2019December 17, 2019 by News Office

Taliye Ku xigeenka Ciidanka Millitariga dowladda Federaalka Soomaaliya S/guudto Maxamed Cali Bariise ayaa Booqday Fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close