Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo qaabilay Wefdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobey,… Sii akhri

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Somaliland: Muuse, Faysal iyo Cirro oo saddex arrimood kawada hadlay

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinayo ku xigeenkiisa ayaa maanta Madaxtooyada Hargeysa kulan kula qaatay guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadooday mushahaar la’aan

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland ee loo yaqaanno Guuto Bari, ayaa maanta gadood ka sameeyay laamiga u dhexeeya… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in ay la wareegeen degaan hoostaga magaalada Baydhabo

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Wararka laga helayo degaanka Goof-Guduud Buureey, oo hoosyimaada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegaya in halkaasi saaka dagaal culus… Sii akhri

Xiisad ka taagan degaanka HORU-FADHI ee gobolka Cayn

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka HORU-FADHI ee gobolka Cayn ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi saaka ay ka taagantahay xiisad u… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in uu dhaqan-galay Manhajka Dugsiyada Dhexe

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Saree e Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in uu dhaqan galay Manhajka ay soo saartay… Sii akhri

Dowladda Puntland oo gurmad gaarsiisay gobolka Gardafuu

Posted on December 22, 2019December 22, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tegay degmada Caluula ee… Sii akhri

Dhaawacyo la geeyey Muqdisho

Posted on December 22, 2019December 22, 2019 by Liban Yusuf

Garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee Muqdisho, waxaa galinkii dambe ee maanta ka degtay diyaarad gaar ah oo sidey qaar kamid… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Haweenka ka tirsan Labada Gole ee Baarlamanka Soomaaliya

Posted on December 22, 2019December 22, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan wada tashi ah la qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee Labada Aqal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close