Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Munaasabadda Caleema-saarka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud oo ka socota Bacaadweyn

Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu caleema-saarayo Fiqiga guud ee Beesha Reer Xirsi Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire… Sii akhri

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Nin dhalinyaro ah oo lagu dilay magaalada Boosaaso

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Dableey hubaysan ayaa xalay magaalada Boosaaso ku dilay, nin dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay Cismaan Axmed Askar, sida ay… Sii akhri

Ahlusunna oo ku gacan-sayray Shuruudaha guddiga doorashada Galmudug

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Hoggaanka Saree e Ahlusunna, ayaa  ku gacan-sayray shuruudaha uu guddiga doorashada Galmudug ku xiray xulista xildhibaannada cusub ee Baarlamanka dowlad… Sii akhri

35 qof oo Rayid ah oo lagu dilay dalka Burkina Faso

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha waddanka Burkina Faso, Roch Marc Christian Kabore, ayaa sheegay in 35 qof oo rayid ah lagu dilay, weerar ay… Sii akhri

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo uu ku qarxay gaari miinaysan

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Wararka laga helayo koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegay in qarax culus uu gelinkii dambe ee shalay ka dhacay degaan lagu… Sii akhri

Puntland oo xooga saareysa tayeynta ciidamada

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey Taliska Ciidanka Daraawiishta ee Garoowe (54-aad). Madaxweyne Deni ayaa… Sii akhri

Degmada Towfiiq miyey ka baxday gacanta Puntland?

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by Liban Yusuf

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhameystirayey heshiisyadii ay horey ugaareen beelihii ku dagaalamay… Sii akhri

Tirakoobka Shaqaalaha dowladda Federaalka oo la soo geba-gabeeyay

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by News Office

Guddi u xilsaaran Tirakoobka Shaqaalaha dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa  sheegay in ay soo geba-gabeeyeen hawlo la xiriiray sameynta xogo iyo… Sii akhri

Somaliland oo shuruud ku xirtay wada-hadallada dowladda Federaalka

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by News Office

Guddiga Somaliland u qaabilsan wada-hadallada dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin socod-siinta Wada-hadallada, haddii marka hore… Sii akhri

Guddiga dib u-eegista Dastuurka oo la kulmay Baarlamanka Hirshabeelle

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by News Office

Guddiga dib u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabeele, kaasi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close