Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiir Saadiq Warfaa oo Paris uga qeybgalay shir weynaha Mustaqbalka Shaqada

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saadiq Xirsi Warfaa ayaa ka qeybgalay shir weynaha mustaqbalka shaqada oo ka… Sii akhri

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabilay xubno ka tirsan Isimada Dhaqanka Puntland

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre, ayaa xalay xarunta madaxtooyada Villa Somalia CASHA SHARAF ugu sameeyay, xubno ka… Sii akhri

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo baaq degdeg ah u jeediyay dowladda Soomaaliya

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay in ay u gurman wayday Ardayda Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay duqeyn uu ka fuliyay Jubada Hoose

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa faah faahin ka bixisay duqayn ay ka fulisay degaan ku yaala duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo saraakiil ciidan kula kulmay Dhuusamareeb

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor… Sii akhri

Ciidamada dowladda Federaalka oo la wareegay Beled Xaawo iyo Doolow

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegaya in ay xalay  la wareegeen degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo kadib uu shalay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dib ugu laabtay Boosaaso

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo labadii todobaad ee u dambaysay safar ku joogay magaalada Nairobi ee caasimadda Waddanka… Sii akhri

Shirdoon: Ma jiraan Arday Reer Puntland ah oo Imtixaan u aaday XAMAR

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa maanta beenisay war ku saabsan 150 arday oo shalay u ambo baxay magaalada Muqdisho, kuwaas oo… Sii akhri

Puntland iyo Sacuudiga oo ka wada-hadlay Dhoofka Xoolaha

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula qaatay Safiirka Sacuudiga u fadhiya Nairobi Ambassador Dr.… Sii akhri

Booliska Soomaaliya oo dalbaday in la soo qabto Wasiir Janan

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in la soo qabto wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo maanta gaaray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close