Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Geelle: Ma qabo in ay korortay awoodda Al Shabaab

Madaxweynaha Waddanka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wax laga weydiiyay kororka la sheegay in uu ku yimid awooddii Al Shabaab… Sii akhri

Posted on February 6, 2020February 6, 2020 by News Office

Beled Xaawo: Waan-waan laga dhex wado ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubaland

Posted on February 6, 2020February 6, 2020 by News Office

Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waan-waan ka dhex bilaabay Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa… Sii akhri

Mareykanka oo baaq u diray DFS iyo dowlad goboleedyada

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada in ay heshiis ka gaaraan khilaafkooda. War-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

Garowe: Weriye ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo la xiray

Posted on February 5, 2020February 6, 2020 by Liban Yusuf

Booliska Puntland ayaa Garowe ku xiray Cumar Maxamed Soomane oo ahaa weriyihii gaarka ahaa ee Madaxweynaha Puntland. Xariga Soomane waxaa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Kenya fara-gelin ku hayso dalka

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay ka xuntahay fara-gelin Siyaasadeed oo ay ku eedaysay in dowladda Kenya ka waddo… Sii akhri

Tirada dadka u dhintay Fayruska Corona oo korortay

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Tirada kiisaka dhimashada xanuunka Fayrus-ka Corona ee guud ahaan dalka Shiinaha ayaa kor u kacday Arbacada maanta ah, sida ay… Sii akhri

Taariikhda dawladnimada – Qaybtii 2aad

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by cph

SADDEX MARXALADOOD OO BULSHADU DAWLADNIMADA U MARTAY Marxaladda koobaad: Bulsho Kooxo ah Bilowgii horaba Aadanuhu waxa uu ahaa mid tiro… Sii akhri

Wasiir ka socda dowladda Soomaaliya oo booqday degaanno ka tirsan Puntland

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Wefdi uu  hogaaminayo wasiirka beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Siciid Xusseen Ciid oo uu weheliyo Wasiirka wasaaradda Beeraha,… Sii akhri

Sacuudiga oo Deyntii ka cafiyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkiisa

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Jaaliyadaha shan waddan oo ku nool Sucuudiga, ayaa laga  cafiyay lacagtii  looga qaadi jiray da fisah dal ku jagalka  kadib… Sii akhri

Wasiir Saadiq Warfaa oo Paris uga qeybgalay shir weynaha Mustaqbalka Shaqada

Posted on February 5, 2020February 5, 2020 by News Office

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saadiq Xirsi Warfaa ayaa ka qeybgalay shir weynaha mustaqbalka shaqada oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close