Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Bulshada Degmada Dangoroyo

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa saaka kulan la qaatay maamulka iyo qaybaha bulshada ee Degmada Dangorayo oo ka… Sii akhri

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Wasiir Janan oo lagu soo dhaweeyay degmada Beled Xaawo

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Wasiirka Amniga dowladda Jubbaland mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa goor dhaweyd gaaray degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, sida ay shaacisay… Sii akhri

Ciidamadii Jubaland ee ay la wareegtay dowladda Federaalka oo la sheegay in ay dib uga soo laabteen

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Telefishinka dowlad goboleedka Jubaland, ayaa saaka baahiyay in dhammaan ciidamada Jubbaland ee ku sugan gobolka Gedo, ay dib ugu laabteen… Sii akhri

Askar ku dhimatay dagaal dhexmaray Ciidamada Turkiga iyo Suuriya

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Ugu yaraan afar askari oo Turkish ah iyo 35 Askari oo Siiriyaan ah ayaa lagu soo warramayaa, in ay  ku… Sii akhri

Malawi: Doorasho sannadkii hore dhacday oo dib loo soo celinayo

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Maxkamadda Dastuuriga ee dalka Malawi, ayaa laashay natiijada doorashadii muranka dhalisay, ee uu sanadkii hore ku guulaystay madaxweyne Peter Mutharika.… Sii akhri

Dagaal culus oo Al-shabaab iyo AMISOM ku dhexmaray duleedka degmada Marka

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya, weerar culus o xalay malayshiyaadka  Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamo ka tirsan… Sii akhri

Musharraxii saddexaad oo soo dhaweeyay doorashadii Qoor Qoor

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Cabdullaahi Faarax Wehliye oo ka mid ahaa afartii musharrax ee qaaddacay doorashadii Galmudug ayaa ka hadlay xaaladda guud ee maamulkaasi… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arap Moi oo geeriyooday

Posted on February 4, 2020February 4, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee Kenya, Daniel Toroitich Arap Moi ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida Moi ayaa waxaa… Sii akhri

NISA: Axmed Diiriye ayaa xilalkii ka qaaday qaar kamid ah hoggaamiyaasha Shabaab

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by Liban Yusuf

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in hoggaamiyaha Al-shabaab uu xilalkii ka qaaday qaar kamid ah madaxda ururkaas.… Sii akhri

Amnesty International: Kenya waa in ay xirto Wasiir Janan

Posted on February 3, 2020February 3, 2020 by Liban Yusuf

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa Kenya ugu baaqday in ay si dhaqso ah u xirto wasiirka amniga ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close