Boosaaso: Daacish oo lala xiriiriyay weerar lagu dhaawacay Nabaddoon
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi fiidnimadii caawa lagu dhaawacay Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo…
Open this website in Safari first.
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi fiidnimadii caawa lagu dhaawacay Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo…
Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya xukun kama dambaysa ah ku ridday, xukmane lagu magacaabo Mukhtaar Cabdikaafi Xirsi oo…
Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta oo Sabtiya hub culus isku weydaarsaday degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Goob-joogayaal ku sugan Tukaraq ayaa…
Wakiilo ka kala socda Mareykanka iyo kooxda Taliban ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Sabtiya heshiis nabadeed ku kala saxiixdaan magaalada…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda FederaalkaSoomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washinton ee caasimada Maraykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta Hey’adda lacagta…
Hogaamiyaha Guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dhawaaqay in uu guud ahaan ka tanaasulay arrimaha siyaasadda dowlad goboleedka Galmudug.…
Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan, oo ka tirsan Hoggaanka sare ee Ahlusunna, ayaa si rasmiya u shaaciyay in ay isu dhiibeen ciidamada…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in hubkii ciidanka Gaashaan ee loogu tala galay in lagula dagaallamo…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka ayaa sheegay in si wadajir ah duqeyn ay ka fuliyeen Gobolka Shabeelaha hoose halkaasna ay ku…
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay dagaal culus oo…